Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh”Dhalinyaro sida aad ciyaaraha koobkan ugu soo baxdeen uga qayb qaata doorashada tooska ah”
    November 6, 2025
    Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Rajo Kaaba waa mashruuc Qaran”
    November 6, 2025
    Kooxda degmada Howlwadaag oo ku guulaysatay tartanka degmooyinka gobolka Banaadir
    November 6, 2025
    Madaxweynaha JFS oo ku sugan Tuulada Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho
    November 6, 2025
    Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo xilalka u kala wareejiyey Agaasimihii hore Cisbitaalka Xoogga iyo Agaasimaha cusub
    November 6, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
    Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
    October 14, 2025
    Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliya
    October 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan la yeeshay Bulshada Magaalada Wabxo ee Galgaduud
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan la yeeshay Bulshada Magaalada Wabxo ee Galgaduud
GudahaWararka

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan la yeeshay Bulshada Magaalada Wabxo ee Galgaduud

By Bile
Last updated: February 6, 2023
1 Min Read
Share

Dhuusmareeb-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Macalin Maxamuud oo uu wehliyo wasiiru dowlaha Gaashaandhigga iyo Wasiirka Cadaaladda Galmudug ayaa kulan la qaatay qeybaha  kala duwan ee Bulshada Magaalada Baxdo ee gobolka Galgaduud.

Kulanka ayaa looga hadlay baahiyaha bulshada Reer Baxdo u qabaan Cadaaladda iyo garsoorka, iyagoona wasiirka la wadaagay, wasiirka Cadaaladda ayaana bulshada u sheegay in dowladdu ka jawaabeyso intii ay awoodo baahiyaha bulshadu soo bandhigeen.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Macalin Maxamuud oo dhawan gaaray Galmudug ayaa kulamo la qaadan doona qeybaha kala duwan ee bulshada deegaanka iyo mas’uuliyiinta dowladd goboleedka Galmudug, waxaana diiradda lagu saaraya kulamadaas dadaallada lagu daadajinayo nidaamka garsoorka, isla markaana qiimeyn guud ku in lagu sameeyo heerka caddaaladd deegaanada laga xoreeyay khawaarijta.

TAGGED:Wasiirka Cadaaladda XFS oo ku sugan Galmudug ayaa kulan la yeeshay Bulshadda Magaalada Wabxo
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh”Dhalinyaro sida aad ciyaaraha koobkan ugu soo baxdeen uga qayb qaata doorashada tooska ah”

Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kaga qeybgalay Tuulada Ciyaaraha ee…

November 6, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Golayaasha baarlamanka oo mar kale ka dooday habraaca wax ka badelka dib u eegista Dastuurka

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Jamhuuriayadda federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo guddoomiyaha golaha…

GudahaWararka
August 29, 2023

Heshiis ayaa gali kara? (WARBIXIN)

January 1, 2024-ka magaalada Addis ababa ayaa is-afgarad beenaad ah waxaa ku gaaray Ra’iisull Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
January 15, 2024

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Baydhabo ku guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed

  Baydhabo, (SONNA): Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shirka Wasiirrada  Golaha Dowlad-goboleedka Koonfur…

GudahaWararka
September 12, 2024

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeyb gashay xaflad lagu soo dhaweynayay Dhakhaatiir cusub “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay xaflad lagu soo dhaweeynayey Dhakhaatiir takhasusi ah oo wax ku…

GudahaWararka
April 22, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023