Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo warbixin siiyay guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Gaadiidka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo warbixin siiyay guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Gaadiidka
GudahaWararka

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo warbixin siiyay guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Gaadiidka

By Agaasimaha SONNA
Last updated: January 15, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA) Guddiga Gaadiidka, Garoommada, Dekedaha, hawlaha guud iyo Tamarta ee golaha shacabka baarlamaanka JFS oo gudanaya waajibaadkiisa uu u xilsaaranyahay ayaa maanta xafiiska guddiga ugu yeeray wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Xil. Fardowsa Cusmaan Cigqal oo ay weheliyaan Wasiir ku xigeenka wasaaradda, !gaasimaha guud iyo maareeyaha hayโ€™adda duulista rayidka Soomaaliya.

Kulanka oo uu shir guddoomiyey guddoomiyaha guddiga Xil. Cabdillahi Cabdi Maxxamed (Geelqaad) ayaa mas’uuliyiinta wasaaradda looga dhageystay warbixinno ku saabsan sharciyada wasaaradda muhiimadda u leh ee u qorsheysan, qoshe-hawleeedka wasaaradda, heerarkii kala duwanaa ee ay soo martay hawada Soomaaliya, istiraatijiyadda guud ee wasaaradda, caqabadaha iyo fursadaha wasaaradda horyaalla.

Xildhibaanada guddiga ayaa iyaguna dhinacooda talo soojeedin iyo suโ€™aalaba waydiiyey masuulinta wasaaradda.

kulanka oo ku soo dhammaaday is fahan ayaa lagu kala qaatay waajibaad shaqo, sidoo kale waxa lagu dardaarmay in shacabka Soomaaliyeed loogu shaqeeyo hufnaan.

Waxay noqon kartaa sawirka 8 qof, dad fadhiya iyo dad taagan

Waxay noqon kartaa sawirka 4 qof, dad taagan, dad fadhiya iyo suud

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirada Sacuudiga oo cambaareeyay xasuuqa Israel ay ku heyso shacabka Falastiin

Golaha Wasiirada Dalka Sacuudi Carabiya ayaa cambaareeyay sii socoshada xasuuqa Israel ay ku heyso shacabka reer Falastiin ee ku sugan…

Caalamka
July 17, 2024

Guddoomiyaha SoDMA oo beesha caalamka ka codsaday in ay gargaar u fidiyaan dadka ku waxyeelloobay daadadka ELNINO

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa sheegay in doomihii ay u direen gobolka…

GudahaWararka
November 21, 2023

Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo goor dhaw Furmay.

Muqdishu-(SONNA)- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble ayaa goor dhow xarunta xalane ka furay madashada iskaashiga Soomaaliya iyo beesha…

GudahaWararka
December 7, 2020

Guddoomiyaha SODMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Masuuliyiin ka soctay Hay’adda Istaatistikada Qaranka

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa xarunta Hayโ€™adda SoDMA waxaa uu ku qaabilay Masuuliyiin kasoctay…

GudahaWararka
June 26, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023