Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
    Ciidanka Xoogga iyo Saaxiibada Caalamka oo Jubbada Dhexe  ku dilay maleeeshiyaad khawaarij ah
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar  
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha oo loo aqoonsaday shaqsiga sanadka 2022 iyo madax-sharafeedka naadiga safiirada ee dalka Shiinaha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha oo loo aqoonsaday shaqsiga sanadka 2022 iyo madax-sharafeedka naadiga safiirada ee dalka Shiinaha
GudahaWararka

Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha oo loo aqoonsaday shaqsiga sanadka 2022 iyo madax-sharafeedka naadiga safiirada ee dalka Shiinaha

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 29, 2022
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Danjire Cawaale Cali Kullane safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ayaa saxaafadda dalka shiinaha (the Home and Abroad News Press ) u aqoonsatay shaqsiga sanadka 2022, sidoo kalena u dooratay in uu noqdo madax-sharafeedka naadiga safiirada ee ururkaas.

Safiirka ayaa lagu sheegay in uu ku mutaystay abaal-marintan shaqsiga sanadka oo sanadkiiba mar bixiso saxaafadda Shiinaha kaalinkii diblumaasiyadeed uu qaatay xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha. Safiirka waxa uu si aan gabasho lahayn u muujiyay mawqifkiisa ku wajahan Taiwan, waxaanu si xooggan u taageeray midnimada dalka shiinaha, iyo ilaalinta midnimada Dalka Soomaaliya.

Waxa kale oo uu si firfircoon uga caawiyay maalgashadayaasha Shiinaha inay qiimeeyaan fursadaha maalgashi ee dalka Soomaaliya isaga oo kor u qaadaya iskaashiga caalamiga ah ee “Belt and Road Initiatives.” June 15, 2021.

Dhanka kale Danjire Cawaale ayaa booqday Jaamacadda Peking si uu u dhiirrigeliyo is-weydaarsiga iyo iskaashiga jaamacadaha dhanka sayniska, taariikhda, falsafada, iyo dhinacyo kale. Waxa kale oo Danjiraha loo doortay intii uu safiirka ka ahaa dalka Shiinaha Professor ka tirsan Jaamacadda Macdanta iyo Tignoolajiyada ee Shiinaha (Beijing).

Ugu dambeyntii safiir Cawaale Cali Kullane safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa dadaalkiisa dardar cusub ku abuuray horumarinta xiriirka saaxiibtinimo ee labada dal.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha

Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan qaar ka mid…

January 9, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka warbixiyay qaraxii saakay ka dhacay EX-kontarool “SAWIRRO”

Muqdisho-(SONNA)-Gudomiya gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Max’uud Max’ed (Cumar Filish) ayaa faah faahin ka bixiyay qarax saakay…

Wararka
December 28, 2019

Wasaaradda Qoyska iyo xuquuqul Insaanka oo UNTMIS kala shirtay arrimaha xuquuqul Insaanka

Muqdisho (SONNA): Waxaa maanta la soo gabagabeeyay wada-tashi labo maalmood socday oo ay si wadajir ah u qabteen Wasaaradda Qoyska…

GudahaWararka
July 8, 2025

Ra’iisul wasaare Xamse oo daah-furay Kacdoonka Haweenka Muqdisho ee ciribtirka Khawaarijta

Muqdisho (SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta daahfuray Kacdoonka Haweenka Muqdisho, oo ay soo qabanqaabisay…

GudahaWararka
January 7, 2023

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay dhigiisa dalka Gaana

SONNA (MUQDISHO)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed barbar socda Shir-madaxeedka 35-aad ee Midowga Afrika, la…

GudahaWararka
February 6, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023