Cadaado-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda tamarta iyo kheyradka biyaha ee dowlad goboledka galmudug oo ay wehliyaan gudoomiyaha degmada Cadaado Cabdullahi Cabdiraxmaan tootoole iyo madaxa mashruuca Biyoole ayaa deegaanka Galinsoor ka dhagax dhigay ceel biyood la doonayo in dadka deegaanku ka faaโideystan.
Mashruucan oo uu maalgalinayo bankiga aduunka, kana mid ah Barnaamijyada hormarineed ee Biyoole ayaa waxaa qaybtiisan uu ku soo aaday xilili ay dadka deegaanka Galinsoor ay ka cabanayaan abaar ay igu daran tahay biya la’aan.
Wasiirka wasaarada Tamarta iyo Kheyradka biyaha Galmudug ayaa sheegay in deegaankan ay ku doorteen baahiyaha loo qabo biyaha ee hadda kataagan.