Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga
    June 2, 2026
    Hay’adda SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada shaqaynaya xoojinta hawlaha samafalka
    June 2, 2026
    Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan oo shir kaga qaybgalaya Switzerland
    June 2, 2026
    Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay guddiga sare ee Sanduuqa Qaran ee maareynta khataraha
    June 2, 2026
    Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya
    June 2, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Gollaha u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Maamul goboleedyada dalka ee Waxbarashada oo ku tallaabsaday guulo dhinaca Waxbarashada Soomaaliya ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Gollaha u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Maamul goboleedyada dalka ee Waxbarashada oo ku tallaabsaday guulo dhinaca Waxbarashada Soomaaliya ah
GudahaWararka

Gollaha u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Maamul goboleedyada dalka ee Waxbarashada oo ku tallaabsaday guulo dhinaca Waxbarashada Soomaaliya ah

By Mohamed Abdukadir Socdaal
Last updated: December 18, 2021
2 Min Read
Share

SONNA (MUQDISHO)- Golahau dhexeeya Maamul-goboleedyada iyo dowladda dhexe ee waxbarashada oo ka kooban dowladda federaalka ah, Maamulada xubnaha ka ah federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir BRA ayaa wejigii labaad ee kulankooda ku yeeshay magaalada Kismaayo ee caasimadda maamul goboleedka Jubaland, iyagoo go’aanno waxtar u leh waxbarashada dalka Soomaaliya soo saaray.

Xafiiska Waxbarashada ee RCRF ee wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare (MoEC&HE) ayaa hogaaminayay abaabulka kulanka iyo maamulka kulankii labaad ee golaha.

Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Saree e dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaajir ‘Carab’, ayaa ku dhiirigeliyay dhamaan xubnaha golaha in laga dhowrsado siyaasadeynta waxbarashada Soomaaliya, maadaama waxbarashadu ay baahida aasaasiga ah ee dhowr milyan oo caruur Soomaaliyeed ah oo ku nool Soomaaliya oo dhan.

Wasaaradda Waxbarashada ee dowladda Federaalka, ayaa la wadaagtay golaha u jeeddooyinka qaran ee horumarinta waxbarashada Soomaaliya, dhibaatooyinka iyo rajooyinka wanaagsan ee mustaqbalka ee ay tahay in la dabaqo oo laga fuliyo dhamaan heerarka dowladnimo.

Waxaa kulanka golaha ka qeygalay wufuud sare oo ka kala socotay hey’adaha kala duwan ee waxbarashada dalka oo taageero ka helay khibradda xafiiska warbarashada RCRF oo fududeynaya wadahadalada, diiwaangelinta heshiisyada iyo diyaarinta Warmurtiyeedka shirka si loo xaqiijiyo in shirka goluhu u uku dhamaado guul, ayna ka soo baxdo natiijo wax ku ool ah.

Golaha ayaa sidoo kale ku guuleystay in uu isku afgarto aasaaska dhismaha guddiga qaran ee imtixaanaadka iyo Majhajka, nidaamyada tijaabinta ixtixaanaadka, shahaadooyinka horumarinta manhajka, hubinta tiigsiyada ay fulinayaan guddiyada, doorarka kormeerka inta imtixaanadu socdaan iyo fulinta howlaha manhajka, ansixinta imtixaanada, shahaadooyinka iyo manhajka.

Kadib wadaxaajood dheer, wuxuu goluhu ugu dambeyntii isku raacay Is-af-garad (MoU) hababka loo marayo dhismaha guddiyada qaran ee imtixaanaadka/shahaadooyinka iyo guddiyada manhajka taasoo sii xoojin doonta isku xirka wadashaqeynta hey’adaha waxbarashada dalka. Mid ka mid ah guulaha ugu waaweyn ee Golaha oo ay ku jiraan diyaarinta xeerarka lagu dhaqayo guddiyada waxbarashada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta ka…

June 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Jab xooggan oo khwaarijta lagu gaarsiiyay Jalalaqsi

Jalalaqsi-(SONNA)-Dagaal khasaare culus lagu gaarsiiyay Khawarijta Al-Shabaab ayaa maanta ka socda  deegaan lagu magacaabo Inji oo hoos taga degmada Jalalaqsi…

GudahaWararka
February 15, 2023

Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo guddoomiyay shir muhiim ah

Muqdisho.(SONNA):- Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa shir-guddoomiyey kulan muhiim ah oo looga hadlayey…

GudahaWararka
February 16, 2025

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyey geerida Madaxweyne Siilaanyo

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada…

GudahaWararka
November 16, 2024

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee 2023-2024 oo sanadkan ay…

GudahaWararka
June 22, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023