Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweynaha JFS oo dhagax-dhigay taallada daljika dahsoon
    July 1, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo xuska 1-da luulyo la dabaal-degay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Tanzania
    July 1, 2025
    Guddoomiye Aadan madoobe oo diray hambalyo ku aaddan 1-da Luulyo
    July 1, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo calan saaray madaxtooyada xuska 65-aad ee xornimada awgeed
    July 1, 2025
    Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay Xildhibaan Samakab oo ka tirsan golaha wakiillada Minnesota
    June 30, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
    Kulan la doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda Israel iyo Iran oo ka dhacaya Geneva
    June 20, 2025
    Israel oo duqeysay goobo muhiim ah oo ku yaalla Iran
    June 13, 2025
    Israa’iil oo duqeymo ka geysatay koonfurta Lubnan
    June 6, 2025
    Xamaas oo muujisay in aysan ku qanacsaneyn qorshaha Maraykanka ee Gaza
    May 30, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti
    June 27, 2025
    26-ka juun “Curashadii Maandeeq”
    June 26, 2025
    Madaxweyne Xasan oo Goob Joog u noqday dhammaadka Sahminta Badda Soomaaliya (WARBIXIN)
    June 14, 2025
    ‘Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyada’ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
    ‘Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)
    May 24, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Wasaaradda Batroolka oo sheegtay in Golaha wasiirrada ay hor geyn doonto xeerka maamulka ganacsiga Batroolka dalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasaaradda Batroolka oo sheegtay in Golaha wasiirrada ay hor geyn doonto xeerka maamulka ganacsiga Batroolka dalka
GudahaWararka

Wasaaradda Batroolka oo sheegtay in Golaha wasiirrada ay hor geyn doonto xeerka maamulka ganacsiga Batroolka dalka

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 4, 2021
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)- Agaasimaha guud ee wasaaradda Batroolka ,Maxamed Xaashi Carrabey ayaa sheegay inay sameeyeen xeerka dareere hoosaadka ee maamulka ganacsiga Batroolka dalka.

Agaasimaha oo u warramayay warbaahinta Qaranka ayaa intaa raaciyay inay la tashiyo kala sameeyeen maamulka Gobolka Banaadir, qeybo ka mid ah iskaashatooyinka shidaalka iyo rugta ganacsiga si ay iyaguna ula wadaagaan ganacsatada.

Maxamed Xaashi Carrabey, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Batroolka ayaa sidoo kale sheegay inay dhowaan soo gaba-gabayn doonaan xeerkaas iyo la tashigiisa intaa ka dibna ay u qeybin doonaan golaha Wasiirrada, isagoo xusay inay door ku yeelan doonaan maamul goboleedyada dalka.

Agaasimaha ayaa u mahad celiyay Ganacsatadii gacanta ku soo haysay maamulka shidaalka dalka xilligii dowlad la’aanta, wuxuuna xeerkani ku tilmaamay mid meesha ka saarayo sabbaynta sicirka shidaalka iyo kala duwanaashaha tayadiisa.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Madaxweynaha JFS oo dhagax-dhigay taallada daljika dahsoon

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya xuska Munaasabadda 1-da…

July 1, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoonka Golaha Shacabka oo xildhibaan Yuusuf Ibraahim uga tacsiyeeyay geerida ku timid hooyadiis

Muqdisho.(SONNA)...Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,ku xigeennadiisa,xildhibaannada golaha,xoghayaha guud iyo dhammaan shaqaalaha baarlamaanka ayaa tacsi u…

Wararka
September 16, 2020

Corona Virus oo Caalamka ku dilay in ka badan160.000 Qof

Dadka uu ku dhacay Cudurka Covid-19 ayaa kor u dhaaftay 2,320,456 Milyan Adduunka oo dhan, waxaana u dhintay in ka badan 160,000, halka…

CaalamkaWararka
April 19, 2020

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay  Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD

Muqdisho,(SONNA):-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa kulan wax ku wax ku ool ah kula…

GudahaWararka
July 21, 2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qeybaha bulshada Koofur Galbeed iyo Guddiga Farsamada Shirka dib u heshiisiinta

Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa kulamo kala duwan la qaatay guddi ay iska…

GudahaWararka
January 21, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023