Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidamada Amniga oo soo gabagabeeyay hawlgal lagu sugayay amniga Caasimadda
    June 5, 2026
    Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay guddiga qabanqaabada xuska maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada
    June 5, 2026
    Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo digniin ka soo saaray maleeshiyaadka amniga qalqalgalinaya
    June 4, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo u Hambalyeeyay guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed
    June 4, 2026
    Mahad Maxamed Sheekh oo ku guuleystay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed
    June 4, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo Galmudug ugu baaqay inay dhameystiraan xubnaha ka harsan Aqalka Sare
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo Galmudug ugu baaqay inay dhameystiraan xubnaha ka harsan Aqalka Sare
GudahaWararka

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo Galmudug ugu baaqay inay dhameystiraan xubnaha ka harsan Aqalka Sare

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 22, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Xubnihii Aqalka Sare ee ku harsanaa maamul goboleedka Jubbaland ayaa shalay lagu doortay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland.

Kusigii 5-aad ee ay sumadiisu tahay UH-49 waxa ku tartamay mushariinta kala ah:
1. Xasan Daahir Yarow
2. Cabdi Xuseen Cali

Natiijada hordhaca ah waxa kusoo baxay Xasan Daahir Yarow oo helay 59 cod

Kursigii 6-aad ee ay sumadiisu tahay UH-50 waxa ku tartamay musharixiinta kala ah:
1. Ibraahim Awgaab Cusmaan
2. Farxiyo Macalin Cabdi

Natiijada hordhaca ah waxa kusoo baxay Ibraahim Awgaab Cusmaan oo helay 57 cod

Kursigii 7-aad ee ay sumadiisu tahay UH-51 waxa ku tartamay musharixiinta kala ah:
1. Layla Nuur Maax
2. Xareedo Maxamed Sheekh

Natiijada hordhaca ah waxa kusoo baxday Layla Nuur Maax oo heshay 63 cod

Kursigii 8-aad ee ay sumadiisu tahay UH-52 Waxa ku tartamay musharixiinta kala ah:
1. Maryan Faarax Kadiye
2. Samsam Maxamed Bishaar

Natiijada hordhaca ah waxa kusoo baxday Maryan Faarax kadiye oo heshay 50 cod

Guddigu, waxa uu bogaadinayaa sida uu maamulka Jubbaland uga soo dhalaalay buuxinta qoondada haweenka ee 30%. Guddigu waxa uu ku boorrinayaa dhammaan Maamul Goboleedyada dalka in ay xil iska saaraan meelmarinta qoondada haweenka marka la gudagalo Doorashooyinka Gollaha Shacabka ee soo fool leh.

Xubnaha Aqalka Sare ee ilaa hadda la doortay waa 52 xubnood oo ka mid ah 54-ta xubnood ee Goluhu ka koobanyahay, labo (2) xubnood oo keliya ayaa ku dhimman Maamul Goboleedka Galmudug, waxa aanan ugu baaqaynaa maamulka Galmudug inay soo dhamaystiraan xubnaha Aqalka Sare ee ku dhiman.

Xubnaha Aqalka Sare ee qoondada haweenka ay ka heleen waa 14 xubnood oo u dhiganta 26% tirada guud ee Aqal Sare ka koobanyahay.

Ugu dambayn, Guddiyada Doorashooyinku waxay diyaar garow xoogan ugu jiraan hirgelinta Doorashooyinka Gollaha Shacabka oo dhawaan la filayo inay bilaabato.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidamada Amniga oo soo gabagabeeyay hawlgal lagu sugayay amniga Caasimadda

Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada Amniga ayaa soo gabagabeeyay hawlgal qaatay muddo 48 saac ah, kaas oo ay uga…

June 5, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Sii hayaha Ra’iisal wasaaraha dalka oo gudoomiyey shir sare oo looga hadlayey soo saarista shidaalka Soomaaliya

Muqdisho (SONNA)-Shirka waxaa ka qaybgalay sii hayaha wasiirka batroolka iyo macdanta dawladda FS Cabdirashid Maxamed Axmed, sii hayaha wasiirka maaliyadda…

GudahaWararka
September 5, 2020

Wasiirka Cadaaladda iyo wafdi uu hoggaaminay oo gaaray dalka Masar

Muqdisho(SONA);-Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin xeer ilaaliyaha…

GudahaWararka
November 12, 2023

Guulaha dowladdu ka gaartay la dagaalanka maaliyadeed ee argagixisada (Faallo)

Muqdisho (SONNA): Soomaaliya waxay muddo dheer wajahaysaa khatar joogto ah oo ka imaanaysa Al-Shabaab – koox xag-jir ah oo soo…

GudahaWararka
August 4, 2025

Degmada Diinsoor oo loo doortay Guddoomiye cusub

Baydhabo-(SONNA)-C/salaam Siidoow Maxamed ayaa loo doortay Guddoomiyaha Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, halka Aweys Sheekh Cali Ibraahim uu ku guuleystay…

Wararka
January 22, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023