Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xubno sare oo Khawaarijta ka tirsani codsiyo u soo dirsadeen
    February 1, 2026
    Gudddoonka BFS oo soo saaray goโ€™aanno rasmi ah oo la xiriira joojinta fadhiyada guud ee wadajirka ah ee labada Aqal
    February 1, 2026
    Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal nadiifin ah ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe
    February 1, 2026
    Qaabilaadihii dublumaasiyiinta iyo Difaaca Qaranka
    February 1, 2026
    Booliska Soomaaliya oo xiray dhalinyaro ku Eedeysan qalqal-gelin amni
    February 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Soomaaliya iyo Kuweit oo ka wada hadlay arrimo la xiriira maalgashiga+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya iyo Kuweit oo ka wada hadlay arrimo la xiriira maalgashiga+Sawirro
GudahaWararka

Soomaaliya iyo Kuweit oo ka wada hadlay arrimo la xiriira maalgashiga+Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 21, 2021
2 Min Read
Share

Kuweit city-(SONNA)-Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Mohammed Abdul Risaaq Mahmoud , ayaa dalka Kuweit kula kulmay Agaasimeyaal guud, maareeyayaal iyo madaxda sare ee maalgashiga iyo hayโ€™adaha horumarinta Kuwait si loo hirgeliyo horumarro kala duwan iyo mashaariicda maalgashiga ee Soomaaliya.

Wasiir Maxamed Cabdul Risaaq ayaa kulamo gooni gooni ah la yeeshay Mudane Badr Muhammad Al-Sacad, Guddoomiyaha Guddiga agaasinka sanduuqa Carabta ee horumarinta dhaqaalaha iyo Bulshada, Mudane Marwan Abdullah Al-Ghanim, Agaasimaha Guud ee sanduuqa horumarinta dhaqaalaha Carabta iyo Mudane Mr. Badr Al-Ajeel, Ku-simaha Maareeyaha maamulka maalgashiga Kuweyt.

Wasiirka ayaa madaxdii uu la kulmy ku boorriyay inay maal-gashadaan Soomaaliya iyo inay usoo diraan shirkadaha waaweyn ee Kuwait dhinaca maalgashiga u qaabbilsan, si ay u hirgeliyaan mashaariicdii horumarineed ee ugu dambeeyay dalka.

Wasiirku wuxuu sheegay in Soomaaliya ay tahay waddan dihin oo hodan ku ah kalluunka, macdanta, saliidda, xoolaha iyo dhulka wax -soo -saarka beeraha, ayna u furan tahay maalgashi shisheeye dhammaan qaybaha oo leh iskaashi wax -ku -ool ah oo ay ku jiraan warshadaha, korontada biyaha iyo hantida ma guurtada ah.

Dawladda federaalku waxay rajaynaysaa inay xiriir iskaashi la yeelato maalgashadayaasha iyo hay’adaha horumarinta ee Kuwait, si ay u noqdaan lamaanaha ugu muhiimsan Soomaaliya xagga horumarka iyo inay kaalin muuqata ka qaadato taageeridda dedaallada horumarinta Soomaaliya iyadoo maalgelinaysa mashaariicda ay dawladdu mudnaanta siinayso.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xubno sare oo Khawaarijta ka tirsani codsiyo u soo dirsadeen

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Khawaarij waaweyn ay…

February 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha Shiinaha oo Soomaaliya ugu hambalyeeyey xuska 60 guurada xornimadeeda

Beijing(SONNA) Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa dhambaal hamalyo ah u soo diray dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda oo uu ugu hambaleeyey…

WararkaWargayska
July 1, 2020

Hayโ€™adaha SoDMA iyo FCDO oo iska kaashanaya howlaha biniโ€™aadannimada

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamud Macallim Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Agaasimaha cusub ee Hayโ€™adda FCDO…

GudahaWararka
May 15, 2024

Madaxweyne lafta-gareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Diinsoor

Diinsoor(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay wehelinayaan Wasiirka Difaaca Dalka, Wasiirka Qorshaynta iyo Mas'uuliyiin…

GudahaWararka
October 28, 2023

Ciidanka Booliska oo caawa gacanta ku dhigay doon siday waxyaabaha maanka dooriya

Muqdisho (SONNA)-Ciidamada booliska Soomaaliya ayaa caawa gacanta ku dhigay doon siday waxyaabaha maanka dooriya, taas oo lagu soo bandhigay xeebta…

GudahaWararka
December 17, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023