MUQDISHO (MUQDISHO)- Wasiirka Amniga XFS oo sheegay in falalka guracan ee kooxahaha argagaxisada aysan marba hor joogsan doonin xaqiijinta amniga caasimada dalka.
War-saxaafadeed Xafiiska Wasiirka ka soo baxay ayaa sidan u qornaa.
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Xarunta Qaramada…
Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…
Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…