Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo dhambaal taageero ah u dirtay Dowladda Qatar
    January 10, 2026
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarriga ka jaray baarkin cusub oo uu yeelanayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde
    January 10, 2026
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya soo gaarsiisay talaalka COVID19
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya soo gaarsiisay talaalka COVID19
GudahaWararka

Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya soo gaarsiisay talaalka COVID19

By Mohamed Abdukadir Socdaal
Last updated: April 11, 2021
1 Min Read
Share

SONNA (MUQDISHO) Wasiirka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr. Fawziya Abiikar Nur ayaa Maanta Tallaalka SINOVAC oo ka mid ah Talaalada ka hortaga Caabuqa Covid-19 ka guddoontay Safiirka Dowladda Shiina u fadhiya Soomaaliya Qin Jian.

Tallaalka ayaa laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cabdulle Cismaan waxaaana Munaasabdda lawareegidda Talaalka goob Joog ka ahaa Wasiiradda Caafimaadka Soomaaliya Dr Fowzia Abiikar Nuur, Wasiirka Wasaaradda Warfaafintaย  Cismaan Abuukar Dubbe, Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Axmed Xuseen Macalin iyo Madax ka socotay Xafiiska Raโ€™iisal Wasaaraha, Wasaaradda Arimaha Dibidda Iyo Agaasimayasha Wasaaradda Caafimaadka.

Tallaalka SINOVAC ee maanta soo gaadhay Dalka ayaa dhan 200,000 doos oo la rajeynayo inay qaataan ilaa 100,000 qof oo u kala qaadan doona dooska 1aad iyo dooska 2aad

Wasiirka Waasaradda Caafimaadka ayaaย  mahadcelin u jeedisay Dowladda China iyo Ambassador Qin Jian, Dowladda Shiinaha ayaa siinaysa Talaalkan ilaa 53 Dal oo ay ku jirto Soomaaliya.

Tallaalka Sinovac ayaa Soomaaliya ka caawin doona ka hortagga COVID-19.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo dhambaal taageero ah u dirtay Dowladda Qatar

Muqdisho(SONNA):-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujinaysaa walaac qotada dheer oo ku aaddan khasaarihii soo gaaray Safaaradda…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha Jubbaland oo tababar u soo xiray 150-askari

Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta tababar u soo xirayย  dufcada lixaad ee Ciidamada Booliska Jubaland…

GudahaWararka
February 4, 2023

SOOMAALIYA OO KA GUDDOONTAY MIDOWGA AFRIKA GAADIID GAASHAAMAN IYO AGAB MILATARI.

Douala(SONNA):-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ka guddoontay Midowga Afrika Gaadiidka Gaashaaman iyo agab Ciidan kuwaas oo muhiim…

GudahaWararka
March 27, 2025

Dowladda Soomaaliya oo gargaar kala duwan u dirtay Baardheere

Muqdisho-(SONNA)-Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa afar Diyaarad oo mucaawino kala duwan ah u dirtay Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas…

GudahaWararka
March 29, 2023

Ciidanka Kumaandoosta oo gacanta ku dhigay horjoogayaal ka tirsan argagixisada Al-Shabaab

Muqdisho (SONNA)- Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa howgal qorsheysan ku bur buriyay fariisimo Nabadiidka Al-Shabaab ay ku lahayeen degaanno…

Wararka
November 16, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023