Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay saraakiil ka socotay Ururka Dalxiiska Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay
    November 9, 2025
    Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada BFS oo kulan su’aalo–weydiin ah la yeeshay Wasiirka Caafimaadka
    November 9, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Warshad soo saarta Biraha Shubka
    November 8, 2025
    RW Ku-xigeenka “Maalgelinta cimiladu ma aha sadaqo, ee waa iskaashi loogu talagalay isbeddel iyo xalal-waara.”
    November 8, 2025
    Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka hannaanka lacag bixinta Qaranka
    November 8, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
    Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
    October 14, 2025
    Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliya
    October 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Dowlada Soomaaliya ayaa maanta daah-furtay Istaraajiyada Qaran ee Xalka –waara taa oo wax looga qabanayo arimaha Barakacayaasha afarta sano ee soo socota.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dowlada Soomaaliya ayaa maanta daah-furtay Istaraajiyada Qaran ee Xalka –waara taa oo wax looga qabanayo arimaha Barakacayaasha afarta sano ee soo socota.
GudahaWararka

Dowlada Soomaaliya ayaa maanta daah-furtay Istaraajiyada Qaran ee Xalka –waara taa oo wax looga qabanayo arimaha Barakacayaasha afarta sano ee soo socota.

By Mohamed Abdukadir Socdaal
Last updated: March 28, 2021
2 Min Read
Share

Munaasabada Daah-furka oo ahayd mid fogaan araga “Zoom” ayaa  lagu soo bandhigay Istiraatiijiyadda Qaranka ee Xalka Waara (NDSS).

Istiraatiijiyadaan ayaa ahmiyad weyn siinaysa sidii wax looga qaban lahaa barakaca daba-dheeraaday iyo sidii Xal-waara loogu heli lahaa dadka barakacu saameeyay ee ay ka mid yihiin barakacayaasha gudaha iyo qaxootiga soo guryo noqday.

Kulankan ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, qaar ka mid ah Wasiirada  Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya,  kooxda Farsadamada Wasaaraddaha Dowlada Federaalka, Dowlad gobaleedyada, Maamulka Gobalka Banaadir, Beesha Caalamka, Bulshad Rayidka iyo Ganacstada.

Wasiirka Wasaarada Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha XFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka warbixiyay qorshaha Xal-waara ee afarta sano ee soo socota lagu meeleynayo barakacayaasha.

“ Guul weyn ayey u tahay umadda Soomaaliyeed iyo dowladdooda sababtoo ah siyaasadda Xalka-waara horaa loo sameeyay, tana waa istiraatiijiyaddii lagu fulin lahaa siyaasaddaas. Waddanka waxaa jooga hay’addo ciiddaa ka badan oo kuligood ka shaqeeya arimaha barakacayaasha iyo qoxootiga, inta badan waan leeyihiin siyaasaddii barakacayaasha, laakiin istiraatiijiyaddii xal waara loogu heli lahaa ayaa ka maqneyd, tiina waa tan, hadda wixii ka danbeeya waxaan ka rabnaa in ay raacaan istiraatiijiyaddaas” ayuu yiri Wasiir Jamaal.

Ku xigeenka Wakiilka QM ee Soomalaiya Adam Abdulmoula  ayaa ku bogaadiyay Wasaaradda Qorsheynta diyaarinta Istaraajiyadan oo saameyn muuqato ku yeelan doonta xalinta mushkilida 2.6 millyan oo baracyaal ku ah gudaha Soomaaliya.

Istiraatiijiyaddan waxa ay diiradda saaraysaa sidii Xal-waara loogu heli lahaa afarta sano ee soo socoto Arrimaha Barakacyaasha iyo qaxootiga soo guryo noqanayo ayna helaan xuquuqda asaasiga ah ee Muwaadinka.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay saraakiil ka socotay Ururka Dalxiiska Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay

Riyadh(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa magaalada…

November 9, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeeray xarunta lagu diyaarinayo Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP…

GudahaWararka
October 30, 2024

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo hakiyey Kireyntii iyo dib u hawl-galinta maqaaxida Tiyaatarka Qaranka.

Muqdisho…SONNA…Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa hakiyey ijaarka iyo dib u hawlgelinta…

GudahaWararka
August 30, 2021

Dowladda Norway oo Soomaaliya ka taageereysa horumarinta Kalluumeysiga

Copenhagen-(SONNA)-Wasiirka Wasaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Mudane, Axmed Xasan Aadan oo intii u dhaxeysay 22 ilaa 24 bishan magaalada…

GudahaWararka
March 28, 2023

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh ayaa kaqeyb galay, khudbadna kajeediyey…

GudahaWararka
August 18, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023