Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    July 25, 2025
    Taliyaha Ciidanka Badda oo ka qayb galay Bandhigga Carwada hubka ee lagu qabtay Istanbul
    July 25, 2025
    Ciidanka Xoogga oo fashiliyey weerar khawaarijtu ku soo qaaday deegaanada Sabiid iyo Caanoole
    July 25, 2025
    Wasaaradda Amniga XFS oo cambaaraysay daadinta Dhiigga Dadka Soomaaliyeed ee uu sii wado Eedaysane Axmed Madoobe
    July 25, 2025
    Dood ku saabsan doorashada qof iyo codka ah oo lagu qabtay Muqdisho.
    July 25, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya iyo mar kale Kaduudiye (WARBIXIN)
    July 25, 2025
    Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Digniinaha hore iyo Xalka
    July 24, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Wasaaradda caafimaadka oo sheegtay inay kordheen kiisaska Corona ee Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda caafimaadka oo sheegtay inay kordheen kiisaska Corona ee Soomaaliya
Wararka

Wasaaradda caafimaadka oo sheegtay inay kordheen kiisaska Corona ee Soomaaliya

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 16, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Wasiirka caafimaadka dawladda FS marwo Fawsiyo Abiikar Nuur oo la hadashay warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay in kiisaska laga diiwaan galiyey dalka ee cudurka COVID-19 ay kordheen labadii bilood ee la soo dhaafay.

Waxa ay sheegtay in baaritaanadii laga sameeyey dalka 1-da ilaa 31-da January iyo 1-da ilaa 11-da February ee sanadkan lagu ogaaday in xaaladaha ay kordheen 52%, dhimashaduna ay siyaaday, taas oo muujinaysa sida uu u soo labakacleeyey cudurku.

Wasaaradda caafimaadka ayaa shegtay in bulshada Soomaaliyeed looga baahanyahay inay ku baraarugaan khatarta cudurka, ayna sare u qaadaan heerka taxadarkooda, iyagoo maraya dhammaan talooyinka caafimaad ee looga hortago cudurka ama loo dajiyey qofka lagu arko astaamaha uu leeyahay.

Fawsiyo Abiikar Nuur ayaa xustay inay diyaariyeen qorshe bulshada lagula wadaagayo xogta xaalada cudurka, islamarkaana sare loo qaaday awoodda baaritaankiisa, iyadoo shirkado gaar loo leeyahay la siiyey ogolaanshaha baaritaanka cudurka, si adeegga bulshada loo fududeeyo, maadaama qofka dalka ka dhoofaya looga baahanyahay inuu haysto shahaadaha baaritaanka COVID-19.

Tallaalka cudurkan oo ay ansixisay hayโ€™adda WHO ayey sheegtay Drs Fowsiyo inuu Soomaaliya soo gaarayo, kaas oo wax ka tari kara xakamayntiisa, iyadoo intaa ku dartay in baaritaan dheeraad ah lagu samaynayo nuuca cudurka oo Soomaaliya kiiskii ugu horreeyey laga diiwaan galiyey March 2020 in isbadal uu ku dhacay iyo in kale.

Tirada guud dadka cudurka laga baaray 24 saac ayaa dhan 1,529 qof, waxaana laga helay 90-ruux, iyadoo kiisaska cudurka ee wadanka ay marayaan 5,273, waxaa ka bogsooday 3,750 halka dhimashada guud ahaan ay marayso 154 qof.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Muqdisho mar…

July 25, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Safiirka JFS ee Kenya oo tababar u soo xiray howlwadeenno ka tirsan laamaha ammaanka garoommada dalkaย 

Muqdisho (SONNA):-Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Dalka kenya Mudane Ambassador Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa tababar soo xiray Hawlawadeenno katirsan laamaha Amaanka…

GudahaWararka
December 8, 2023

Dad ku barakacay fatahaad wabigu ka sameeyay Baladweyne

Baladweyne.(SONNA)... Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyn ayaa sheegay in saaka magaaladaasi ay ka barakaceen dad badan, ka dib markii wabiga…

Wararka
May 8, 2020

Wasiir Fiqi oo ka qayb galay daah-furka golaha safiirrada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga danjire Axmed Macalim Fiqi ayaa galabta oo Arbaco ah ka qayb galay…

GudahaWararka
September 18, 2024

DFS oo bogaadisay howlgalka la dagaallanka argagixisada ee ka socda Puntland

Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa bogaadisay howlgallada baaxadda leh ee lagu ciribtirayo kooxaha khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya buuraleyda gobolka bari. War saxaafadeed…

GudahaWararka
January 14, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023