Muqdisho (SONNA)- Xafiiska hanti dhawraha guud ee qaranka mudane Maxamed Cali Afgooye ayaa soo saaray warbixinta baarista maaliyadeed iyo u hoggaansanka sharciga, taas oo waafaqsan Dastuurka dalka, si loo ilaaliyo hufnaanta maamul maaliyadeed ee dawladda.