Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya
    May 21, 2026
    Wasiirka Caafimaadka oo sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay ciribtirka cudurka Dabaysha
    May 21, 2026
    Wasiir Cali Xaaji oo sheegay in Soomaaliya ay ka go’an tahay dhismaha nidaam caafimaad oo casri ah
    May 21, 2026
    Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed
    May 21, 2026
    Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed
    May 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasaaradda Haweenka XFS oo Baydhabo ku qabatay Shir Looga Hadlay Doorka Dumarka ee Siyaasadda +Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda Haweenka XFS oo Baydhabo ku qabatay Shir Looga Hadlay Doorka Dumarka ee Siyaasadda +Sawirro
Wararka

Wasaaradda Haweenka XFS oo Baydhabo ku qabatay Shir Looga Hadlay Doorka Dumarka ee Siyaasadda +Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 12, 2020
3 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xaniifo Maxamed Ibraahim Xaabsade, ayaa maanta magaalada Baydhabo kaga qeybgashay shir qeyb ka ah kulamo isadaba joog ah oo wasaaradda ugu ololeynayso qoonddada haweenka ee ka qeybgalka siyaasadda, kaas oo loo qabtay haweenka Koofur Galbeed.

Wasiirka oo hogaaminaysa wefdi xildhibaano ah oo k tirsan baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo isu xil saaray u qareemidda xuquuq siyaasadeedka dumarka, gaar ahaan ilaalinta qoonddada 30% ah oo ay ku leeyihiin golliyaasha dowladda federaalka Soomaaliya.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin kala duwan ayaa dadkii ka hadlay waxay muujiyeen sida ay ugu qanacsan yihiin hanaanka ay wax u waddo wasaaradda haweenka Soomaaliya oo ay hormuud u tahay wasiir Xaniifa Maxamed Ibraahim.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Koofur Galbeed, Shamso Maxamed Yarow, oo kamid ahaa mas’uuliyiintii ka qeybashay kulanka ayaa sheegtay in xuquuq siyaasadeedka dumarka Soomaaliyeed aan wax gor gortan ah la gelinin, iyadoo xustay in Koofur Galbeed ay arrintaas hormuud u tahay.

Wasiirka haweenka Koofur Galbeed, Fahiima Cismaan, ayaa dhankeeda sheegtay in haweenka looga baahan yahay in ay geesinimo la yimaadaan si loo gaaro yoolka la hiigsanayo.

Xaniifo Maxamed Ibraahim (Xaabsade) wasiirka haweenka Soomaaliya, ayaa shirka ka sheegtay in magaalada Baydhabo noqotay meeshii labaad oo ololaha haweenka lagu qabtay isla markaana ay farxad gaar ah u tahay arrintaas.

Waxay sidoo kale xustay in Koofur Galbeed ay tahay meesha ugu badan oo ay ka yimaadeen haweenka ku jira baarlamaanka federaalka Soomaaliya, iyadoo ku amaantay hogaanka Koofur Galbeed oo arrintaas suurtageliyay.

Wasiirka haweenka Soomaaliya ayaa tilmaantay in haweenka ay yihiin kuwa ugu horeeya oo ay saameeyaan sharciyada dalka loo sameynayo sidaas awgeedna waajib tahay in haweenka door ku yeeshaan.

Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka Soomaaliya ayaa waddo olole daaran sidii loo xaqiijin lahaa xuquuqda siyaasadeed ee haweenka Soomaaliya oo ah 30%, wasiir Xaniifa oo arrintaas ka duulaysa ayaana hormuud u ah ololahaas wasaaraddu ku qaban doonto gobolada dalka, sida uu qorshuhu yahay.

Kulankan maanta waxaa ka qeybgalay, xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, xildhibaano ka tirsan Koofur Galbeed, wasiirada waxbarashada, diinta iyo awqaafta Koofur Galbeed iyo mas’uuliyiin kale.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim ayaa maanta xafiiskiisa…

May 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Kooxda degmada Howlwadaag oo ku guulaysatay tartanka degmooyinka gobolka Banaadir

Muqdisho(SONNA):-Waxaa goordhow soo gaba-gaboobay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee dhex martay kooxaha degmooyinka Howlwadaag iyo Warsheekh. Kooxda degmada Howlwadaag ee…

GudahaWararka
November 6, 2025

Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha oo la kulantay Ganacsatada, Ardayda, iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Guangzhou

Guangzhou, (SONNA):  Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha, Dr. Hodan Osman, ayaa toddobaadkan ku guda jirtay booqashooyin ay ku qiimeyneyso xaaladaha jaaliyadda…

GudahaWararka
December 19, 2024

Ergeyga xasilinta iyo hay’adda SoDMa oo ka wada hadlay sidii gurmad loo gaarsiin lahaa deegannada la xoreeyay

Muqdisho-(SONNA)-Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada Mudane , Maxamed Cabdi…

GudahaWararka
April 15, 2023

Safiirka Soomaaliya ee Biljam oo warqadihii aqoonsiga guddoonsiiyay madaxda dalkaasi

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Biljimka iyo Midowga Yurub, Mudane Yoonis Yaasiin Xaashi (Ooga-Cadde), ayaa nuqul ka mid ah…

Gudaha
January 7, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023