Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya
    January 30, 2026
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Maamulka gobolka Banaadir oo guryo u dhisaya dadka ku Hooy beelay roobabka Muqdisho ka da’ay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Maamulka gobolka Banaadir oo guryo u dhisaya dadka ku Hooy beelay roobabka Muqdisho ka da’ay
GudahaWararka

Maamulka gobolka Banaadir oo guryo u dhisaya dadka ku Hooy beelay roobabka Muqdisho ka da’ay

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 6, 2020
3 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Guddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Cumar Cali Axmed oo marti ku ahaa kulanka todobaadka ee ka baxa warbaahinta qaranka ayaa faah-faahiyay talaabooyinka uu qaaday maamulka gobolka kadib saameyntii uu ay ku yeesheen roobabkii ka daโ€™ay magaalada Muqdisho.wadooyinka waa weyn ,goobaha biyo xireennada iyo kaamamka barakacayaasha.

Guddoomiye Cumar Cali Cabdi ayaa sheegay in ilaa iyo sedex boqol oo guri oo ay udhanyihiin adeegyada bulshada sida iskuul ,Cisbitaal suuq iyo waxyaabaha kale oo ka mid adeega bulshada looga dhisayo dadka barakacayaasha degmada Hilwaa ee Gobolka Banaadir iyadoo la rarayo qaar ka mid ah dadka barakacayaasha ku nool gudaha magaalada gaar ahaan goobaha ay biyaha fadhiistaan.

โ€Waxaa maamulka gobolka banaadir uu diyaariyay qorshe lagu dhisayo ilaa sedex boqol guri nooca filooyinka ah oo laga dhisayo degmada Hilwaa waana kuwa ay u dhameystiran yihiin adeegyadda bulsha gaar ahaan waa xaafada ku ay ku yaalaan iskuulo,Cisbitaalo suuq iyo dhammaan adeega dadweynaha waxaana loogu talagalay kaliya barakacayaasha.

Guddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Cumar Cali Axmed sidoo kale waxa uu sheegay inay soo diyaariyeen qorshe loogu talagalay goobaha biyaha ay maraan oo ay ku kaceyso ilaa 300 miylan oo lacagta mareykanka fayska ugu horeeyo oo ay qeyb- ka mid bankiga aduunka ka taageeri doono gobolka Banaadir.

โ€œWaxaan soo diyaarinay mashruuc weyn oo lagu dhisayo miyo mareenadda wadooyinka caasimada waxaana ku kacaya ilaa sedex boqol oo milyan lacagta mareykanka hase ahaate wajiga kowaad waxaa qeyb-ka mid ah lacag gaareysa ilaa 37 milyan naga taageerayo world Banki ayuu yiri guddoomiye CUmar Cali Cabdi.

Guddoomiye Cumar Cali Cabdi waxaa kale bulshada ugu baaqay in canshuurta sidii loogu talagalay ay ubixiyaan si kor loogu qaado adeego dadweynaha isla markaana loo kaabo dhammaan adeegyada dadweynaha.

โ€œShacabka ku nool magaalada muqdisho waxaa laga rabaa inay canshuurta ubixiyaan sidii loogu talagalay si aan kor ugu qaadno adeegyada dadweynaha oo Gobolka banaadir u gaaro isku filnaasho.

Inta la ogyahaya ilaa iyom sedex ruux ayaa ku geeriyootay roobabka ka daโ€™ay maalmihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho kuwaasi oo ka mid ahaa dadka danyarta eek u nool degmada kaxda ee gobolka Banaadir.

ย 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya

MUQDISHO(SONNA):-Sarreeye Guuto Elio Manes ayaa maanta si rasmi ah u la wareegay xilka Taliyaha Howlgalka…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal Teleefanka ah la yeeshay dhigiisa Koofur Afrika

Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Koonfur Afrika mudane…

GudahaWararka
January 20, 2026

Munaasabad uu xilka kula wareegayo taliyaha cusub ee guutada 5-aad qeybta 27-aad oo ka socta magaalada Beledweyne+Sawirro

Baladweyne-(SONNA)-Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa goor dhow lagu qabtayย  xilwareejinta Guutadda 5-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xooga ee…

WararkaWargayska
August 22, 2020

Raโ€™iisul wasaare Xamse oo qaabilay safiirka Yeman ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA): Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Yemen u…

GudahaWararka
May 19, 2025

Ciidanka xoogga oo Gobolka Sh/Hoose ku dilay saraakiil iyo maleeshiyaad argagixiso ah

Ciidanka xoogga ee ku sugan Gobolka Sh/Hoose ย ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad kale oo ka tirsan…

Wararka
June 7, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023