Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Shirka Amniga koonfur-galbeed oo looga hadlay xoojinta Amniga
    September 6, 2025
    Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kormeeray xarunta dambi baarista
    September 6, 2025
    Dr Xabeeb iyo wafdi dhakhaatiir ah oo gaaray degmada Cadaado
    September 6, 2025
    NISA oo hawlgal ku dishay in ka badan 12 khawaarij ah
    September 6, 2025
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    September 5, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
    Drone nooc cusub ah oo Dunida ku soo biiray
    August 16, 2025
    Gobolka Florida oo laga hirgalinaayo xarun 2-aad oo lagu hayo soo galootiga
    August 15, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Gobolka Banaadir oo qeyb ka noqday abaabulka wajiga cusub ee la dagaalanka khawaarijta
    August 30, 2025
    Xogaha Shidaalka Soomaaliya (WARBIXN)
    August 29, 2025
    La yaab yaysan kugu noqon
    August 27, 2025
    MA DOONEYSAA ABAALMARIN GAAREEYSA ILAA $10 MILYAN OO DOLLAR?
    August 23, 2025
    Nooc cusub oo laga helay hubkii laga furtay Shabaabka (WARBIXIN)
    August 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Aqalka sare oo mashaariic horumarineed ka Dhagax dhigay Gedo+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Aqalka sare oo mashaariic horumarineed ka Dhagax dhigay Gedo+Sawirro
Wararka

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Aqalka sare oo mashaariic horumarineed ka Dhagax dhigay Gedo+Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 17, 2020
2 Min Read
Share

Gedo-(SONNA) Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya mudane, Mowliid Xuseen Guhaad ayaa shalay gaaray Degmooyinka Garbahaarrey iyo Baladxaawo, iyadoo ujeedka uu ahaa  dhagax dhigga mashaariic kala duwan oo ay ka mid yihiin goobo waxbarashado.

Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Golaha Aqalka Sare oo ay wehliyeen wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, wasiirro iyo xubno kale oo ka tirsan Dowladda ayaa dhagax dhigay dhismayaasha Dugsiyo Sare oo Dowladda Soomaaliya ay ka hirgelinayso Magaalooyinkaasi.

“Meeshaan waxaan u nimid in aan idinla wadaagno dhagax dhigga dugsiga Sare ee Garbahaaray oo burbur uu ka muuqdo, oo aydowladdu garatay,iyadoo ay wakiil uga yihiin qeybaha fulinta gaar ahaan wasaaradda Waxbarashada oo ay nagala joogan wasiirkii wasiiru Dowlihii,waxaan u mahadcelinayaa wafdiga ballaaran ee ka yimid xamar ahmiyadda ay leedahay dhagax dhigga iskuulkan,oo ka duwan meelihii aan soo maraynay,dowladuu waxaa ay xaqab tiri doontaa waxbarashda dhexe ardayda ka baxda in aysan meelo kale aadin,waxaana rajeynaynaa anigoo wafdiga ka wakiil ah in mas’uuliyiinta u xil saaran ay howshan dhaqsi ku fuliyaan”. ayuu yiri guddoomiye Mowliid Xuseen Guhaad.

Wafdiga uu hoggaaminayay Guddoomiye kuxigeenka Aqalka Sare Mowliid Xuseen Guhaad ayaa intii ay ku sugnaayeen magaalooyinka Garbahaarey iyo Baladxaawo waxaa ay la kulmeen Ardayda iyo qeybaha bulshada, iyadoo si ballaaran loo soo dhaweeyay.

Guddoomiye Mowliid ayaa intaasi ku daray in Dowladda Soomaaliya ay xoogga saareyso sidii shacabka Soomaaliyeed ay uga haqab tiri lahayd baahiyaha dhanka adeegyada muhiimka u ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Shirka Amniga koonfur-galbeed oo looga hadlay xoojinta Amniga

Baydhabo(SONNA):-Madaxweynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur-galbeed oo looga…

September 6, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Talyaaniga oo Soomaaliya ka caawinaya ka jawaabista xaaladaha degdegga ah

Rome (SONNA): Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda dowladda FS mudane Abshir Cumar Jaamac (Haruuse) iyo Ra'iisal wasaare ku xigeenka Talyaaniga ahna…

GudahaWararka
July 26, 2023

Ciidanka Xoogga oo howlgal sifeyn ah kawda gudaha iyo daafaha degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gudaha iyo daafaha degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe ka wada howlgal sifeyn…

GudahaWararka
June 16, 2024

Khasaaraha ka dhashay duufaanta GATI ee ku dhufatay gobolka Bari oo kordhaya

Ugu yaraan 8 kalluumeesato u dhashay Yaman ayaa la xaqiijiyay iney ku naf wayeen halka 9 qof kale oo ka…

Wararka
November 23, 2020

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka  Soomaaliya

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir degdeg ah oo ku saabsanaa la dagaalanka maalgelinta argagixisada. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…

Gudaha
December 6, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023