Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga
    June 2, 2026
    Hay’adda SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada shaqaynaya xoojinta hawlaha samafalka
    June 2, 2026
    Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan oo shir kaga qaybgalaya Switzerland
    June 2, 2026
    Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay guddiga sare ee Sanduuqa Qaran ee maareynta khataraha
    June 2, 2026
    Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya
    June 2, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Shirka Wadatashiga Madaxda Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada oo dhawan ka furmaya Dhuusamareeb
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Shirka Wadatashiga Madaxda Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada oo dhawan ka furmaya Dhuusamareeb
Wararka

Shirka Wadatashiga Madaxda Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada oo dhawan ka furmaya Dhuusamareeb

By Aadan Sooyaal
Last updated: July 14, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye qoor qoor oo xalay soo xeray shirka wadatashiga madaxda maamul goboleedyada dalka oo maalmahana ka socday magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka galmudug ayaa uga mahadceliyay dhamaan bulshada dhusamaraeb iyo deegaanada kale ee galmudug soo dhaweyta iyo sida ay uga hiilan yihiin in wax walbo oo jira lagu dhameeyo wadahal iyo wadatashi.

“Waxaan guud ahaan bulshada galmudug ugu diyaarsanyihiin hanaanka dowladnimada iyo sida ay usoo dhaweeyeen madaxda dowlad goboleedyada iyo wafuuda balaaran ee maalmahaan ku suganaa magaalada dhuusamareeb si loo xjiiyo midnimada ummadda sido kale waxaab u mahadcelinayaa madaxa dowlad goboleedyada oo soo ajiibay inaan halkaan ugu yeero inagoo ka shaqeyneyno danaha dalka iyo dadka Soomaaliyeed..Ayuu yiri madaxweyne (Qoor-Qoor).

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye qoor qoor ayaa sidoo kale sheegay in dhawaan uu furmi doono wajigii labad ee shirka wadatashiga oo ay ku soo biiri doonaan madaxda qaran si dalka loo gaarsiyo hormar iyo in dalka ay ka dhacdo doorsha dan u ah shacabka soomaaliyeed.

Sidoo kale ,madaxweyne qoor Qoor waxa uu ku dhiiri galiyay inay guud ahaan bulshada reer galmudug  u-diyaar garoobaan soo dhaweynta madaxada qaranka si ay u muujiyaan doorka ay galmudug ku leedahay dib udhiska dalka.

11 bishaan ayuu shirka wadatashiga madaxada dowlad goboleedyada ka furmay magaalada dhuusamareeb ee xarunta galmudug waxaana inta badan diirada lagu saaray wadashaqeynta dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka iyo arrimaha doorashooyinka 2020/2021.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta ka…

June 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisul wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray suuqa caalamiga ah ee LC WAIKIKI

Muqdisho,(SONNA):-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhiirigeliyey maalgashiga ay ganacsatada Soomaaliyeed ka sameynayaan dalkooda, isaga…

GudahaWararka
April 4, 2024

Wasiirka maaliyadda XFS oo kulan la yeeshay xubno ka socday dowladda Faransiiska

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan ku saabsan arrimaha dib u habeynta…

GudahaWararka
January 24, 2022

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo shir muhiim ah kaga qayb galay Washington DC

Washington DC-(SONNA)-Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka kaga qayb…

GudahaWararka
February 28, 2024

Ciidanka Xoogga oo hawlgal ka dhan khawaarijta ka sameeyay Shabeelaha Hoose

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 14 Octobar iyo kuwa NISA oo is kaashanaya ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgal…

GudahaWararka
February 11, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023