Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Madaxweyne Waare Oo Beledweyne Ka Daah Furay Mashruuca Biyo Xireenka Fatahaada Beledweyne.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Madaxweyne Waare Oo Beledweyne Ka Daah Furay Mashruuca Biyo Xireenka Fatahaada Beledweyne.
Wararka

Madaxweyne Waare Oo Beledweyne Ka Daah Furay Mashruuca Biyo Xireenka Fatahaada Beledweyne.

By Aadan Sooyaal
Last updated: July 8, 2020
1 Min Read
Share
Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Cabdi waare ayaa maanta magaalada Beledweyne ka daah furay Mashruuca Biyo-xereenka Beledweyne,si wax looga qabto fatahadda magaalada beledweyne kusoo noq-noqata.
Wasiirro kamid ah dowlad goboleedka Hirshabelle guddoomiyaha gobolka Hiiraan guddiga gurmadka fatahaadda Beledweyne iyo qeybaha bulshada ayaa munaasabadda daah-furka kasoo qeyb galay.
Intii uu kulanka socday waxaa Qaabka Fogaan araga uga qeyb galay madaxda ugu sareeysa Hay’adda beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobey ee FAO iyo Hay’ado kale oo soo bandhigay qorshadooda wax qabad ee ku aadan fatahaadda iyo sida aay diyaar ugu yihiin in dowlad goboleedka hirshabelle aay ka caawiyaan wax ka qabashada arrimaha fatahadda. Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle
Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Cabdi Waare ayaa sheegay in mushruucan uu ka koobanyahay seddax qeyb aayna koow ka tahay in wax laga qabto 60- goobood oo wabiga uu kasameeyo fatahaadda oo guud ahaan ku yaalla deegaanada Hishabelle iyo in la adkeeyo 8- goob oo lasoo cayimay kaddib qiimeynta guud.
Ugu dambeyn madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Cabdi waare ayaa shahaado sharaf uu ku muteestay Dib-u Heshiisinta iyo wax ka qabashada arimaha Fatahaadda Beledweyne gudoonsiiyay guddoomiyaha gobolka hiiraan Cali Jeyte Cismaan.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Waa kee xiddiga ka tirsan Liverpool ee doonaya inuu noqdo kabtanka joogtada ah ee kooxda?

Liverpool(SONNA)-Mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan xilligan la joogo kooxda Liverpool, ayaa wuxuu si cad u sheegay in mustaqbalka…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Wasiirka Waxbarashada oo Aalladda fogaan aragga kula kulmay bahda deeq-bixiyayaasha Mashruuca  GPE

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji  ayaa Aaladda fogaan aragga (Zoom)…

GudahaWararka
May 6, 2021

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Agabka looga hor-taggo Covid-19 gaarsiisay degmadda Ceelbarde+Sawirro

Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukumadda federaalka  Soomaaliya ayaa maanta deeq daawo iyo agab kale  oo ka kooban…

Wararka
July 29, 2020

Dumarka Soomaaliyeed iyo dowladnimada (maqaal)

Hanashada Xorriyadda Dumarka Soomaaliyeed waxay ka soo qaateen door aan la ilaabi Karin, waxayna u hureen Naftooda iyo Xoolahooda, iyagoo…

GudahaMaqaallada
January 16, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023