Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Gaalkacyo oo ku ssoo baxday tartan cilmiyeedkii bisha Ramadaan
    March 4, 2026
    Agaasimaha guud Hay’adda Socdaalka oo Muqdisho ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya
    March 3, 2026
    Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha
    March 3, 2026
    Hodan oo u gudubtay wareegga 2-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan.
    March 3, 2026
    War-saxaafadeed:horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay
    March 2, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Yaa ku guuleysan doona Kursiga Kenya Iyo Jabuuti Ku Tartamaya ee Golaha Ammaanka Ee QM maanta ?
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Yaa ku guuleysan doona Kursiga Kenya Iyo Jabuuti Ku Tartamaya ee Golaha Ammaanka Ee QM maanta ?
Wararka

Yaa ku guuleysan doona Kursiga Kenya Iyo Jabuuti Ku Tartamaya ee Golaha Ammaanka Ee QM maanta ?

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 17, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)-Dowladaha Kenya iyo Jabuuti ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay ku tartami doonaan Kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, kaasi oo la wada sugayo Natiijada kasoo bixi doonta.

Codka ayaa waxaa uu qorshahu yahay inay dhiibtaan 15 waddan oo kamid ah Golaha Ammaanka Qaramada, iyadoona Kenya iyo Jabuuti midka kusoo baxa Codeynta uu kursigaas muhiimka heyn doono mudada labada sano ee soo socota 2021-2022.

Natiijada codeynta ayaa soo bixi doonta 7:30 fiidnimo caawa ee saacada geeska Africa.

Guusha Kursi

Kursigan ayaa sidoo kale waxa u tartamaya dalal kale oo ay kamid yihiin: India, Mexico, Canada, Ireland iyo Norway , si loogu guuleysto kursiga waa in waddanka uu hela 3-dex meelood 2-ba meel codadka ay bixinayaan wadamada xubnaha ka ah QM ee codeyn kara.

Djibouti waxa ay haysata fursado badan oo ay ku hanan karto kursigan, waxa dalkeeda fariisin Military ku leh 4 kamida dalalka uga awooda leh dunida sida Mareykanka, Shiinaha, Franciska, Iyo Ingiriiska, waana fursad saacidi karto.

Kenya ayaa iyadana ku doodaysa in ay uga cad-cadahay tartanka marka loo eego Djibouti iyo dalalka kale kula loolamaya ayna haysato taageerada ururka midowga Africa ayna sameysay gallaangal diblomasi, balse la arki doone cida guusha raacdo caawo haddii uu Eeba idmo.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Gaalkacyo oo ku ssoo baxday tartan cilmiyeedkii bisha Ramadaan

Muqdisho (SONNA): Degmada Gaalkacyo oo ka tirsan Gobolka Mudugayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka…

March 4, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliyaha Ciidanka Kamandooska Danab oo la kulmay taliyaha qaybta 5-aad ATMIS

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Kamandooska Danab Gaashaanle dhexe Caydaruus Maxamed Xuseen iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa kulan la qaatay taliyaha Qaybta 5-aad…

GudahaWararka
November 11, 2023

20 qof oo ku dhimatay dhul gariir ka dhacay dalka Pakistaan

Islamabad-(SONNA)-Ugu yaraan 20 qof ayaa dhimatay tiro intaa ka bandanna dhaawacyo ayaa soo gaaray markii uu dhul gariir ka dhacay…

CaalamkaWararka
October 7, 2021

Ciidamo ka amar qaata hogaamiyihii hore ee Jubbaland oo weerar ku qaaday Fariisin ay ku sugnaayeen ciidamada Qaranka

Muqdisho, (SONNA): Koox ka tirsan ciidamada Jubaland oo uu si qaldan u isticmaalay hogaamiyihii hore ee Jubbaland, Axmed Madoobe, ayaa…

GudahaWararka
December 11, 2024

Dowladda Sierra leone oo si adag u cambaaraysay faragelinta Israa’iil ku hayso Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Sierra Leone ayaa si adag u cambaareysay faragelinta ay Yahuuddu ku hayso Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas ku tilmaamtay…

GudahaWararka
December 30, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023