Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hay’adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemasaarka Madaxweynaha Uganda
    May 12, 2026
    Agaasimaha SONNA oo shir caalami ah uga qaybgalaya Masar
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Adeegyada Gaadiidka Rayidka oo hab casri ah loo sameeyay+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Adeegyada Gaadiidka Rayidka oo hab casri ah loo sameeyay+sawirro
Wararka

Adeegyada Gaadiidka Rayidka oo hab casri ah loo sameeyay+sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 3, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA) Waaxda gadiidka rayidka ah ayaa lagu sameeyay isbedelka dhanka horumarinta adeegyada gadiidka dadweynaha,si bulshada Soomaaliyeed loogu fududeeyo adeegyada ay baahida u qabato.

Xarunta waaxda gadiidka Rayidka ee wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxaa si maalinle ah u yimaada darawalada gadiidka kala duwan,oo usoo doonta agabyada gadiidka sida sharciga wadiska gadiidka ee( leesinka).buuga gaariga iyo taargooyina.

Hase ahaatee warbaahinta Qaranka ayaa booqtay howsha ka socoto inoo kula kulanay dhalinyaro badan oo usoo doontay dhameystirka sharciyada gadiidka,waxaana ka mid ah Faarax Saciid Cabdi oo ah wade gadiidka dadweynaha ee Caasimadda,waxa uu inoo sheegay in si fudud uu ku helay adeegyadii uu uga baahnaa isagaa gacanta ku heystay taargooyin iyo buugaagta gadiidka ee uu usoo  doonta .

“Waxaan ku helay maalin kale waana inoola fududeeyay maxaa yeelay marka hore kuma helin jirin waqti dhaw oo ciman waxaana uga mahadcelineynaa sida ay inoogu adeegto waaxda gadiidka rayid. Sidoo kale darawalada gadiidka waxaan u sheegayaa  in la fududeeyay adeegyadii aan uga baahneen.ayuu ku daray Faraax Saciid Cabdi oo ah wade gadiid.

Mowliid Xuseen Cumar agaasimaha waaxda Gadiidka Rayidka ee wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa sheegay in casriyeen lagu sameeyay adeegyda waaxda si ay ula jaan qaado hay’addaha kale ee dhigeeda caalamka.

‘Waxaan casriyeen ku sameeynay guud ahaan adeegyada aan bixin sida leesinka oo ka dhignay laf iyo sidoo kale in aan fududeyno bixinta buuga gaariga iyo taargooyinka inooga shacabka ugu adeegeyno si xushmad leh iyo daacadnimo ku jirto”ayuu ku daray Mowliid Xuseen Cumar agaasimaha waaxda Gadiidka Rayidka.

Marka laga soo tago adeegyadaasi la casriyeeyey,dhanka kale waxaa jira dhibaatooyin ka taagan qaadashada sharciyadaasi,gaar ahaan inta badan bulshada,waxaana jira dad maalin kasta loo soo qobto sababo la xiriira sharciyada waddo marista oo aan haysan,sida Leeysinka,Buugga gaariga aan canshuurnayn iyo kuwo kale.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir Mukhtaar Roobow oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hay’adda DIYANET

Muqdisho,( SONNA):- Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtar Roobow Cali ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho…

GudahaWararka
July 20, 2025

Uganda oo dib u furtay iskuulada waxbarashada laba sano kadib

Kampala(SONNA):-Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday inay maanta oo isniin ah dib loo furay iskuulada waxbarashad kadib ku dhawaad laba sano…

CaalamkaWararka
January 10, 2022

Guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda oo Muqdisho ku yeeshay kulankoodii labaad

Muqdisho-(SONNA)-Guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo ayaa maanta markale Muqdisho ku yeeshay kulankoodii labaad si ay u…

GudahaWararka
June 19, 2024

Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii argagixiso ee ka dhacay Yemen

Bayaan kasoo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Dr. Yuusuf bin Axmed ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii kooxaha argagixisadu…

Wararka
December 31, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023