Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
    Taliyaha Booliiska oo shirguddoomiyey shirka hoggaanada Booliiska
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Soomaalida ku nool Malaysia iyo saameynta Corona-virus
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaalida ku nool Malaysia iyo saameynta Corona-virus
GudahaWararka

Soomaalida ku nool Malaysia iyo saameynta Corona-virus

By Aadan Sooyaal
Last updated: March 31, 2020
2 Min Read
Share

Malaysia(SONNA)-Saameynta (CoVid-19) ayaa noqotay mid si isku mid ah u gilgishey dareenka Bulshooyinka ku kala nool daafaha Caalamka,taasi oo keentay hoos u dhac dhanka dhaqaalaha iyo adeegyo kale oo bulshooyinka muhiim u ahaa sida,duulimaadyadi isaga kala gooshi jiray shanta qaaradood ee dunida.

Soomaalida ku dhaqan Dalka Malaysia ayaa lagu soo waramaya in noloshooda saameyn xoogan ay ku yeesheen awaamiir la xiriirta,corona-Virus marka laga hadlayo dhinaca nolosha,kadib markii la xiray goobihii ganacsi iyo xarumihii dowliga ahaa qaarkood,taasi oo saameysay dhaq dhaqaayadii dhinaca nolosha.

Badri Xuseen Sandhol, Uqaysanaha Wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Ee Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Malaysia oo la soo xiriiray Wakaaladda Wararka (SONNA) ayaa sheegay in Soomaalida ku nool dalkaasi Malasiya ay wadaan wacyi-galin dhanka Bulshada ah,si looga fogaado fiditaanka Covid-19.

โ€œGoobaha albaabada loo wada laabay waxaa ka mid ah xarumahii waxbarashada sida Jamacadaha, ardayda Soomaaliyeedna waxa ay noqdeen kuwa guryaha Ku xareeysan,markii lasoo rogay amarkan, dhaq dhaqaaqii dadka ayaa gebi ahaan la joojiyay,waxaana la soo rogay 18-31 Mach 2020,balse waxa ay noqotay in dib loogu daro mudo kale oo ah labo isbuuc, dadka Soomaaliyeedna waxaan uga digaynaaa in ay jebiyan amarada lagu bad baadinayoโ€. Ayuu yiri Badri Xuseen Sandhol.

Wadanka malaysia oo kamid ah wadamada kuyaala Koonfur Bari ee Qaaradda Assia Waxaa Ku nool Soomali cadad-keeda aad u badan ,waxa ayna u badan yahiin Arday iyo Qaxooti dhamaantood,balse waa jaaliyad aad iskugu xiran marxalad walba oo timaada,balse dhibaatooyinka cabsida leh ayaa ah in weli Soomaalida dalkaasi kunool badi ay weli socdaalaan,waxaana mas’iiliyiintu ay uga digeen in qatar caafimaad ay lugohoodi ku doontaan,maadaama digniino iyo tilmaamooyin la soo saaray.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisalwasaare Rooble oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Baydhabo+Sawirro

Baydhabo-(SONNA)- Raโ€™iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka Koofur GalbeedRaโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudne Maxamed Xuseen Rooble ayaa…

GudahaWararka
November 23, 2020

๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ถ๐—ด๐—ฎ Ziraat Katฤฑlฤฑm ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ด๐—ฎ Oo ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ

Muqdisho(SONNA):-Waxaa maanta magaalada Muqdisho Lagu qabatay Munaasabad lagu daah-furay Bangigii ugu horeeyay ee laga leeyahay dalka dibadiisa gaar ahaan Dalka…

GudahaWararka
October 29, 2023

Soomaaliya iyo UK oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay…

GudahaWararka
March 12, 2025

Munaasabado lagu xusayay maalinta macallinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay gudaha dalka

Munaasabadda xuska 46 sano guuradii kasoo wareegtay maalinta macalinka soomaaliyeed ee 21 Novembar ayaa maanta waxaa magaalada Gaalkacyo uga qeyb…

Wararka
November 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023