Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir Daa’uud “Barnaamijka dhir-beerista waxaa uu qiimo badan u leeyahay arrimaha deegaanka iyo qaranka”
    April 15, 2026
    Turkiga oo Soomaaliya u tababaraya hantidhowrayaal
    April 14, 2026
    Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo wakiilada beesha caalamka kala shiray arrimo muhiim ah
    April 14, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Sii hayaha wakiilka xoghayaha guud ee QM
    April 14, 2026
    Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo maanta si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta.
    April 14, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Masuuliyiin iyo Wariyayaal Abaal marinno la guddoonsiiyay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Masuuliyiin iyo Wariyayaal Abaal marinno la guddoonsiiyay
GudahaWararkaWargayska

Masuuliyiin iyo Wariyayaal Abaal marinno la guddoonsiiyay

By Ruush Abdullahi
Last updated: March 8, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)–Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda mudane, Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-cadaala ayaa Xalay Agaasimeyaal iyo shaqaale ka tirsan Warbaahinta Qaranka ku guddoonsiiyay shahaado sharaf iyo abaalmarino ay ku mutaysteen shaqada ay Qaranka u hayaan, munaasabad lagu qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta, taas oo ay ka soo qayb galeen shaqaalaha kala duwan ee Warbaahinta Qaranka.

Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha mudane Cabdiraxiin Ciise Caddow oo ugu horayn ka hadlay munaasabadda ayaa tilmaamay in xafladdaan ay tahay mid 3-dii billoodba mar ay abaalmarino siin doonaan shaqaalihii loo arko in uu howlkarnimo dheeri ah la yimaadeen.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-cadaala ayaa u hambalyeeyay shaqaalaha ku guuleystay abaalmarinada,isagoo shaqaalaha kalana kula dardaarmay in ay dardar geliyaan shaqada Qaranka ay u hayaan,wuxuuna sheegay in abaalmarintu ay tahay mid la siin doono qof kasta oo shaqadeeda si fiican uga soo baxda ayna berri qaadan doonaan kuwa aan maanta nasiibka u yeelan.
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa shaqaalaha ku guulaystay abaalmarinada ku boggaadiyay howlkarnimadooda,isagoo kuwa kalana uga mahadceliyay shaqada ay u hayaan Qaranka,wuxuuna sheegay in ay jiraan shaqaale badan oo mudan in la abaalmariyo balse ay kala horreeyaan.

Shaqaalaha ku guuleystay abaalmarinada ayaa waxaa ka mid ahaa, agaasimeyaasha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee (SONNA), mudane Cali C/qaadir Cali iyo Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya, Mudane Yaxye Cali Faarax oo ku mutaystay abaalmarinta, hormarinta Waaxyahooda mudaddii yareed ee ay joogeen iyo dib u dayactir ay ku sameeyeen.

Ugu dambeyntii Munaasabadda ayaa shahaado sharaf lagu guddoonsiiyay Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska,Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) taas oo uu ku mudeystay wax qabadka iyo isbedeladii uu ka sameeyay Wasaaradda.
Halkaan hoose ka akhriso magacyada wariyeyaasha la abaalmariyay:-

CabdiXakiin Cabdi Ismaaciil
Maxamed Xassan C/raxman
Maxamed Maxamuud Fiiddow
Axmed British
Maxamed deeq Cabdi Maxamed
Maxamed Muuse Tarsan
C/raxmaan Wadani
Maa’ido Muxudiin Dhiblaawe
Aamino xuseen maxamed
Cismaan Dhiblaawe
Sugaal Macalin Cabdulle.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir Daa’uud “Barnaamijka dhir-beerista waxaa uu qiimo badan u leeyahay arrimaha deegaanka iyo qaranka”

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta ka…

April 15, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kaga qeyb galay Shirka labaad ee Madasha Wax-wadaagga Ruushka iyo Afrika

Cairo(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah soo gaaray Magaalada Qaahira si…

GudahaWararka
December 19, 2025

Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 4-aad

Dawladda cusub ee uu Maamulkiisa ugu sarreeyo Madaxeynaha iyo Raiisul-wasaarahaba waxaa looga baahan yahay inay si adag ula dagaalamaan musuq-maasuqa,islmarkaana…

GudahaMaqaallada
July 22, 2023

Kalluumeysiga sharci darada ah oo ku soo badanaya badda Soomaaliya

Qaar ka mid ah kaluumeysatada Soomaaliyeed ee ka jilaabta xeebaha bariga Mudug ayaa cabasho ka muujiyay koorka maraakiib shisheeye oo…

Gudaha
January 7, 2023

Ra’iisul-wasaare Xamsa iyo Safarka Midnimada iyo Nabada (WARBIXIN)

Shalay oo Sabti aheyd Taariikh-duna aheyy 12/4/2025-ka waxaa magaalada laascaanood oo ah caasimada Maamulka Khaatumo state tegay Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyada…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
April 13, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023