Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul
    July 23, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Duqa muqdisho oo qaabbilay kusimaha Safiirka Libiya u fadhiya Soomaliya
    July 23, 2025
    Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabbilay wafdi ka socda Unicef
    July 23, 2025
    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka maalgashi ee u dhexeeya labada dowladood
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Golaha Wasiirrada oo ansixiyay hindise sharciyeedka hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda iyo xeerka lahaanshiyaha xuquuqda daabacaadda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Golaha Wasiirrada oo ansixiyay hindise sharciyeedka hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda iyo xeerka lahaanshiyaha xuquuqda daabacaadda
Wararka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay hindise sharciyeedka hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda iyo xeerka lahaanshiyaha xuquuqda daabacaadda

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 28, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wasiirrada ee Soomaaliya ayaa kulan ay Shalay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen hindise sharciyeedka hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda, xeerka lahaanshiyaha xuquuqda daabacaadda, siyaasadda waxbarashada Dalka iyo hindise sharciyeedka Ciidanka Booliiska.

Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale lagu ansixiyay sharciga abuurka iyo noocyada Dhirta, Sharciga badbaadinta dhir-beereedka, siyaasadda Qaran ee bacrimiyayaasha, siyaasadda Qaran ee dulin-dilayaasha, sharciga hay’adaha adeegyada baaritaanka Beeraha iyo sharciga xakameynta kiimikooyinka Beeraha.

Shirka oo uu Guddoomiyay Raโ€™iisul; Wasaareย Xasan Cali Khayre,ย ayaa waxaa kale oo lagu ansixiyay hindise sharciyeedka Filimada iyo heshiis is-Af-garad ah oo dhex maray wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada iyo shirkadda SAT Service LLC ee dhistay Hoteelka Garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cabulle.

Dhammaan hindise sharciyeedyada iyo siyaasadaha Qaran ee Golohu meel mariyay ayaa qeyb ka ah dedaallada ay xukuumaddu ku dooneyso in howlaha iyo adeegyada shacabka Soomaaliyeed u heyso lagu saleeyo lagana tix raaco sharciyo iyo siyaasado cadcad oo si hufan loo diyaariyay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul

Istanbul (SONNA): Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Sarreeye Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Danjire Kullane oo ka qeyb galay madasha iskaashiga caalamiga ah ee Shiinaha

Beijing,(SONNNA):- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Dalka Shiinahaย  Danjire Cawaale Kullane, ayaa ka qayb galay shirka heerka sare ee…

GudahaWararka
July 10, 2023

Hayโ€™adda SoDMA oo gargaar mucaawino ah kala wareegtay Hayโ€™adda Bisha Cas Turkiga

Muqdisho (SONNA):- Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa markii labaad waxa ay shixnad gargaar mucaawino ah kala wareegtay…

GudahaWararka
December 20, 2023

Imtixaanka Dugsiyadda sare oo saaka dalka ka furmay

Muqdisho(SONNA):-ku-simaha Ra'iisul wasaaraha ahna Ra"iisul wasaare ku-xigeenka XFS ayaa saaka daahfuray Imtixaanka Dugsiyadda sare ee fasalka 12-aad, kaas oo lagu…

GudahaWararka
May 27, 2023

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha Muqdisho, Arbaco, 10 May, 2023 Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaaddey tallaabbooyin…

GudahaWararka
May 10, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023