Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisul Wasaaraha XJFS oo qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka
    May 6, 2026
    Guddoomiye Maryan Qaasim oo kulan la yeelatay safiirka Qatar ee Soomaaliya
    May 6, 2026
    Mudug: 13 maleeshiyaad Khawaarij ah oo lagu dilay howlgal militari
    May 6, 2026
    Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta
    May 6, 2026
    Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi
    May 6, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Liverpool iyo Chelsea oo ku tartamaya adeegga xiddig bar-tilmaameed u ah Real Madrid
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Liverpool iyo Chelsea oo ku tartamaya adeegga xiddig bar-tilmaameed u ah Real Madrid
Ciyaaraha

Liverpool iyo Chelsea oo ku tartamaya adeegga xiddig bar-tilmaameed u ah Real Madrid

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
1 Min Read
Share

England(SONNA)- Liverpool ayaa diyaar u ah in kooxda Chelsea ay kula tartamaan adeega weeraryahanka naadiga kubadda kubadda cagta RB Leipzig ee Timo Werner.

Wargeyska caanka ah ee “Mirror” ayaa shaaca ka qaaday in Reds ay noqotay kooxdii ugu danbeysay ee ku soo biirtay tartanka loogu jiro Timo Werner, kaas oo ah weeraryahan aad u cajiib ah.

Timo Werner ayaa lagu qiimeeyaa in lagu heli karo adduun lacageed gaaraya  (€70m/$78m) .

Blues ayaa horey u furtay wadahadalada ay ku dooneyso xiddgan, laakiin Liverpool ayaa hada ku darsatay qorshaheeda xilli ciyaaredka soo adan.

23-sano jirkan caalamiga ah ee qaranka Germanay ee Timo Werner ayaa 2  gool dhaliyay sabtidii kulankii Union Berlin, islmarkaana 20 gool ayuu ka dhaliyay horyaalka Bundesliga, 18 kulan oo uu ka soo muuqday.

Si kastaba ha noqotee, kooxda Real Madrid ayaa la aaminsan yahay inay ku wehlineyso Liverpool iyo Chelsea raacdada loogu jiro adeegan ciyaartoygan.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ra’iisul Wasaaraha XJFS oo qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka

Muqdisho, Arbaco, 06 Maajo 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi…

May 6, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Lampard oo ka hadlay guuldarradii 4-0 aheyd ay kala kulmeen Man United, kahor kulanka ay caawa isaga hor imaan doonaan Carabao Cup

London(SONNA)-Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Frank Lampard ayaa ka hadlay kulanka ay caawa naadiga Manchester United ku wada ciyaari…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Klopp oo hogaaminaya Tababarayaasha u sharraxan abaal-marinta macallinka bisha October ee horyaalka Premier League

England(SONNA)-Waxaa la shaaciyey Tababarayaasha u sharraxan abaal-marinta macallinka bisha October ugu fiicnaa horyaalka Premier League, waxaana ku tartamaya shan tababare…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

CR7 oo maqan, xilli Higuain & Dybala ay hoggaaminayaan liiska xiddigaha kooxda Juventus kaga qeyb-galaya kulanka maanta ee Lecce

Turin(SONNA)-Cristiano Ronaldo ayaa ka maqan liiska xiddigaha kooxda Juventus kaga qeyb-galaya kulanka maanta ee Lecce, iyadoo Higuain & Dybala ay…

CaalamkaCiyaaraha
October 26, 2019

RASMI: Neymar & Vinicius oo ka maqan liiska xulka qaranka Brazil ee wajahaya Argentina… (Yaa kale oo liiskan ku soo baxay?)

Turin(SONNA)-Xiriirka kubadda cagta Brazil ayaa ku dhawaaqay liiskii ugu dambeeyey ee xulkooda kuwaasoo wajahaya bisha November xulalka Argentina iyo Korea,…

CaalamkaCiyaaraha
October 26, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023