Qardho.(SONNA)…Wararka naga soo gaaraya magaalada Qardho ee gobolka Bari ayaa sheegaya in 8 ruux oo ka kooban laba qoys la dhigay isbitaalka magaalada kuwaas oo ku sumoobay caano ay cabeen sida ay sheegeen dhakhaatiirta isbtaalka.
Dadka sumoobay waxa ku jira Carruur yaryar ย kuwaas oo midkood uu markii danbe geeriyooday sida ay Xaqiijiyeen maamulka isbitaalka ย gacanta ku hayo xaalada caafimaad ย ee bukaanada.
Masโuuliyiinta isbitaalka wax faah-faahin ah kama ย bixin sababta rasmiga ah ee keentay in dadkaas ay ku sumoobaan caanaha balse waxa ay warbaahinta u shegeen in dib ay ka faah-faahin donaan.