Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
    Dhallinyaro loo qabtay xirfado kor loogu qaadayo aqoontooda
    January 10, 2026
    Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka Itoobiya?
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dood-cilmiyeed ku saabsan nidaamka federaalka oo lagu qabtay Madaxtooyada Qaranka+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Dood-cilmiyeed ku saabsan nidaamka federaalka oo lagu qabtay Madaxtooyada Qaranka+Sawirro
Wararka

Dood-cilmiyeed ku saabsan nidaamka federaalka oo lagu qabtay Madaxtooyada Qaranka+Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 20, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Qaranka, Dr; Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa daah-furay barnaamij ku saabsan fahamka Federaalka iyo ku wacyigalintiisa Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Dood Cilmiyeedka ayaa waxaa ka qeyb galay khubaro ku xeel-dheer arrimaha Federaalka, qeybaha Bulshada Rayidka ah iyo Saraakiil ka socotay qaar ka mid ah hayโ€™adaha Dowladda, iaydoo si xooggan looga doodayย hannaanka federaalka ee Dalka, muhiimadda uu leeyahay iyo caqabadaha ku xeeran hirgalintiisa.

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Prof Abdullahi Sheekh Cali (Qalloocow) iyo Dr; Xuseen Maxamed Siyaad oo ka mid ah golaha dhaqaalaha Qaranka Soomaaliyeed, kana mid ahaa khubarada casharrad bixineysay ayaa si faah-faahsan u sharaxay nidaamka federaalka iyo noocyadiisa, si faham badan ay uga helaan Bulshada Soomaaliyeed.

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Dr; Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade), ayaa dul istaagay ahmiyadda uu leeyahay fahamka Bulashada ee nidaamka Federaalka, maadaama uu aas-aas u yahay xasilloonida siyaasadeed iyo midda amni ee Dalka, wuxxuuna tilmaamay in Dowladdu ay dedaal xoogganย  ku bixineyso hirgalintiisa.

Madaxda iyo ka qeyb-galeyaasha kale ee kulanka ayaa isla gartay in laga faaโ€™iidaysto talooyinka khubarada Soomaaliyeed ee ku xeel-dheer arrimaha Federaalka iyo in xog uruurin qotodheer laga sii sameeyo aragtiyaha kala duwan ee ay Bulashadaย  ka haysato nidaamka Federaalka, si loo gaaro hannaan wacyigalineed oo ka turjumaya dhammaan aragtiyaha Shacabka Soomaaliyeed.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka

Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir Faarax Cabduqaadir “Macallimiinta seddexda kun ah laguma qeybin doono nidaamka qabiilka”

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo fulinaysa amarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, sidoo…

GudahaWararkaWaxbarashada
February 6, 2023

Xaaska Horjoogaha kooxda Daacish oo xukun lagu riday

Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa xukun 8 sano oo xabsi Ciidan ah ku riday xaaska horjoogaha kooxda daacish Fartuun Cabdirashiid…

GudahaWararka
January 30, 2023

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee BFS oo booqasho ku tagay Xarunta Cilmibaarista iyo Daraasaadka Maqaasid

(SONNA):-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa booqasho ku tagay Xarunta Cilmibaarista…

GudahaWararka
November 16, 2025

SoDMA oo Muqdisho ku qabatay shir ku saabsan dardar gelinta howlaha gurmadka deg-degga ah

Muqdisho-(SONNA)-Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Muqdisho ku qabatay shir Seddexdii biloodba mar dhaca, kaas oo looga hadlaayay dardar…

GudahaWararka
May 8, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023