Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    NISA oo hawlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul Xidig oo ka tirsanaa Khawaarijta
    February 5, 2026
    Shirkii golaha wasiiradda oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha
    February 5, 2026
    WARBIXIN: Xaaladda abaarta ka jirta Soomaaliya
    February 5, 2026
    Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Labada Dal
    February 5, 2026
    Wasiirka cadaaladda XFS xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
    February 5, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Sidii fursado shaqo loogu abuuri lahaa dhallinta Soomaaliyeed oo laga hadlay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Sidii fursado shaqo loogu abuuri lahaa dhallinta Soomaaliyeed oo laga hadlay
Wararka

Sidii fursado shaqo loogu abuuri lahaa dhallinta Soomaaliyeed oo laga hadlay

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 18, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho- (SONNA)Munaasabadan oo lagu xusayay 18ka  December oo ku beegan Maalinta loo agoonsaday tahriibayaasha adduunka  taasi oo wacyi gelin looga sameynayay dhallinyarada Soomaaliyeed iyo sidii tahriibka looga joojin lahaa, isla markaana shaqo abuur loogu sameyn lahaa dhallinta Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabiyeen machadka Hano Academy oo kaashaneysa Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Xafladda waxaa ka qeyb galay munaasabadda mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomalaiya, hay’adaha ganacsiga ee ka shaqeeya ee dalka iyo Wakiilo ka socday bankiyada ka howlgala caasimadda, gaar ahaan dalka Soomaaliye  dhalinyaro iyo bulshada qeybaheeda kala duwan

Madaxa Machadka Hano Academy Sacdiyo Siyaad ayaa ka hadashay sida looga hortagi karo tahriibka iyo qaabka shaqo abuur looga sameyn lahaa  dhallinyarada Soomaaliyeed.

“Maanta waxaa halkan looga hadlayaa sidii loo joojin lahaa tahriibka oo ay ku dhimanayaan dhallinyarada Soomaaliyeed iyo in la weyneeyo maalinta 18 December oo ku beegan maalin tahriibayaasha, Hano Accademy waxay xoogga saareysaa sidii dhallinyarada Soomaaliyeed ay shaqo abuur ugu sameyn laheyd”ayay tiri Sacdiyo.

Wakiilo ka kala socday Premier Bank iyo Dahabshiil Bank ayaa sheegay inay wadaan dadaallo lagu maal gelinayo dhallinyarada Soomaaliyeed, si ay uga baaqsadaan tahriibka.

Xasam Maxamed Guutaale Agaasimaha Waaxda Tababarada iyo Farsamada Gacanta  ee Wasaaradda Shaqada iyo Cumar Xuseen Caliyow Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa si wada jir ah u tilmaamay in Wasaaraddu ay ku howlantahay sidii dhallinta looga caawin lahaa inay shaqo helaan.

Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa Mudooyinkan dambe waxa ay Dowladda Soomaaliya waday dadaalo dib dalka loogu soo celinayo dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan xabsiyada ku yaala caalamka, kuwaasi oo tahriib ku tegay wadamo badan

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

NISA oo hawlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul Xidig oo ka tirsanaa Khawaarijta

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa…

February 5, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaliya ayaa martigelinaysa Shirka Wasiiradda gaashaandhiga ee dalalka Safka hore oo Soomaliya hormuud u tahay

Muqdisho(SONNA):-Soomaaliya ayaa maanta martigelinaysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan  Wasiirrada gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka deriska, loona yaqaano…

MaqaalladaWararka
January 31, 2023

Maamulka G/Banaadir oo gacanta ku dhigay shirkado lacaga been abuur ah ka qaadayay Bajaajleyda

Muqdisho, Soomaaliya - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay shirkado lacaga been abuur ah ka qaadayay Bajaajleyda ka howl…

GudahaWararka
December 27, 2023

Duqeyn lagu beegsaday Daacish oo ka dhacday gobolka Bari ee Puntland

Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Taliska AFRICOM ee Ciidamada Mareykanka ayaa si wadajir ah u fuliyay howlgal duqeyn ah oo…

GudahaWararka
April 2, 2025

Soomaaliya iyo IMF oo ka hadlay Arrimo la xiriiray deyn cafinta dalka

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Fedederaalka Soomaaliya Dr.C/raxmaan Ducaale Beyle , ayaa ka warbixiyay shir looga hadlaayey dhammeystirka deyn cafinta dalka,kaas oo…

Gudaha
January 7, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023