Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda
    May 13, 2026
    Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo Baydhabo kulan kula yeeshay hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed
    May 13, 2026
    Wasaaradda Gaadiidka oo ka dalbaday isbedel muuqda dhammaan hay’adaha ka shaqeeya Garoonka Aadan Cadda
    May 13, 2026
    Taliye Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo gaaray Baydhabo
    May 13, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kampala kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Sacuudiga
    May 13, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Afgooye: Deegaanno horleh oo laga cabsi qabo in uu ku fataho webiga Shabeelle “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Afgooye: Deegaanno horleh oo laga cabsi qabo in uu ku fataho webiga Shabeelle “SAWIRRO”
Wararka

Afgooye: Deegaanno horleh oo laga cabsi qabo in uu ku fataho webiga Shabeelle “SAWIRRO”

By Sonna Whiteka
Last updated: December 14, 2019
2 Min Read
Share

Afgooye (SONNA)- Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladda beni’aadanimo ee ka jirta degmada, isagoo intaa ku daray in webiga uu ku soo fatahayo xaafado horleh oo ka tirsan magaalada.

Guddoomiyaha Degmada Afgooye Ibraahim Cumar Qaasim oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in kan maamul ahaan ay wadaan dadaallo loogu gurmanayo qoysaska uu barakiciyay fatahaadda, ayna jiraan xaafado horleh oo haatan laga barakacayo.

“Degmada Fatahaad baahsan weligeed aan la arkin horeyna aan u soo marin ayaa ka dhacday, guryihii dadka biyo ayaa ka galay qoysaskuna wey ka barakaceen, saaka xaafado horleh ayay ku sii siqayaan, iyadoo horey uu biyaha u saameeyay ilaa iyo afar xaafadood” ayuu yiri Guddoomiyaha Degamda.

Guddoomiyaha Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa xusay in ay sameeyaan tirikoob ku aadan qoysaska uu saameynta ku yeeshay fatahaadda Webiga Shabeelle, waxaana uu ku baaqay in gurmad dhinac weliba leh lala soo gaaro qoysaska danta yar ee ka barakacay Afgooye.

“Tirikoobka waa uu socdaa, hadda dadku waxa ay marayaan ilaa iyo kun iyo sideed boqol oo qoys, kuwaasi oo intooda badan u baahan hooy iyo cunto, waxaana codsaneynaa in gurmad lala soo gaaro dadka uu saameeyay fatahaadda webiga Shabeelle” ayuu yiri Ibraahim Cumar Qaasim.

Dhawaan ayay markii Xildhibaannada Golaha Shacabka ay guddi gaar ah u saareen fatahaadda Webiga Shabeelle ee Degmada Afgooye, si ay kulamo ula yeeshaan hay’adaha ku shaqada leh in gurmad la gaarsiiyo qoysaska ka barakacay Afgooye.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

Muqdisho, Soomaaliya, 13 May 2026: Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Soomaaliya oo dib u soo celisay muwaadiniin ku xayirnaa Maleeshiya   

Muqdisho.(SONNA)...Muqdisho.(SONNA)...Muwaadiniin Soomaaliyeed oo tiradoodu kor u dhaafeyso 100 qof,oo in muddo ah ku xayirnaa dalka Maleesiya ayaa ka soo dagay…

Wararka
July 11, 2020

Ciidanka Daraawiishta K/galbeed oo hawlgalo ka sameeyey deegaano ka tirsan Gobolka Baay

Baay(SONNA):-Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa howlgal looga ciribtirayo Khawaarijta ka sameeyey Deegaano hoos yimaada Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay. Inta…

GudahaWararka
June 20, 2024

Dowladaha Burundi iyo Thailand oo safiirro usoo magacaabay Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga, mudane Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa  warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirrada cusub…

GudahaWararka
February 7, 2023

Madaxwayne Trump oo ballanqaaday dib u soo celinta Cunaqabataynta hubka ee Iiraan

Washington-SONNA- Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in dalkiisa todobaadka soo socda uu dib u  cusboonaysiinayo cunaqabatayntii hubka ee saarnayd…

CaalamkaGudaha
August 16, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023