Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Klopp oo hogaaminaya Tababarayaasha u sharraxan abaal-marinta macallinka bisha October ee horyaalka Premier League
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Klopp oo hogaaminaya Tababarayaasha u sharraxan abaal-marinta macallinka bisha October ee horyaalka Premier League
CaalamkaCiyaaraha

Klopp oo hogaaminaya Tababarayaasha u sharraxan abaal-marinta macallinka bisha October ee horyaalka Premier League

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 1, 2019
2 Min Read
Share

England(SONNA)-Waxaa la shaaciyey Tababarayaasha u sharraxan abaal-marinta macallinka bisha October ugu fiicnaa horyaalka Premier League, waxaana ku tartamaya shan tababare oo shaqo fiican ka qabtay horyaalka bishii la soo dhaafay.

Jurgen Klopp, Frank Lampard, Graham Potter, Brendan Rodgers iyo Dean Smith ayaa ku jira liiska musharixiinta abaal-marinta macallinka bisha October ee horyaalka Premier League.

Kooxda Klopp ee Liverpool ayaan laga badinin waxayna lix dhibcood oo nadiif ah ku hayaan hoggaanka horyaalka Premier League, kaddib guushii ay ka gaareen kooxaha Leicester City iyo Tottenham Hotspur, kahor inta aysan barbaro la galin kooxda Manchester United.

Frank Lampard ayaa ku hogaamiyay kooxdiisa Chelsea inay saddex kulan guul gaarto bishii lasoo dhaafay ee October, waxayna labadii kulan ay banaanka kula soo ciyaareen kooxaha Southampton iyo Burnley ay ka soo dhaliyeen min afar gool.

Macallinka Brighton & Hove Albion ee Graham Potter ayaa wuxuu ku hogaamiyay kooxdiisa bishii lasoo dhaafay laba guul, iyagoo 3-0 kaga adkaaday kooxda Tottenham Hotspur, halka ay sidoo kale 3-2 ku garaaceen Everton oo marti u aheyd.

Tababaraha Leicester City ee Brendan Rodgers ayaa kooxdiisa ku hogaamiyay inay ka soo kabsato guuldarro xilli dambe ku soo gaartay Anfield, waxayna garaaceen Burnley, kaddib waxaa loo diiwaan galiyay guushii ugu weyneed taariikhda horyaalka Premier League oo ay 9-0 kaga gaareen Southampton.

Macalinka kooxda Aston Villa ee Dean Smith ayaa bishii hore 3 kulan ay ciyaareen waxay kooxdiisa heshay 2 guul iyo 1 guuldaro, iyagoo 5-1 ku dhufteen naadiga Norwich City, halka guul xilli dambe ah ay gurigooda kaga gaareen Brighton & Hove Albion, kahor inta aysan guuldarro kala kulmin Manchester City.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israaโ€™iil ay ku aqoonsatay…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

100 ruux oo ku dhintay duufaan ย mar kale ku dhuftay dalalka Malawi iyo Mozambique

In ka badan 100 qof ayaa lagu dilay dalalka Malawi iyo Mozambique ka dib markii duufaanta Freddy oo wadata dabeylo…

Caalamka
March 14, 2023

Kooxda Horseed oo kala dhantaashay Naadiga Raadsan kulankii galabta ka dhacay garoonka Ex-Koonis

Muqdisho(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Horseed FC ayaa galabta guul muhiim ah ka gaartay naadiga Raadsan kaddib markii 4-2 ay ugu adkaatay…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Madaxda caalamka oo u hambalyeysay Joe Biden iyo Kamala Harris

Washington (SONNA)- Madaxda beesha caalamka ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay Mareykanka ee Joe Biden. War qoraal ah oo…

CaalamkaWararka
November 7, 2020

Mareykanka oo duqeymo dhanka cirka ah ka geystay Suuriya

Xafiiska Pentagon-ka ayaa sheegay in dhowr weerar oo xagga cirka ah ay ka fuliyeen bariga Suuriya,halkaas oo lagu weeraray kooxo…

Caalamka
March 24, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023