Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweynaha JFS oo dhiggiisa Masar kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal
    February 8, 2026
    Wasiirka Waxbarashada XFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay dhiggiisa Dalka Jabuuti
    February 8, 2026
    Wasaaradda Waxbarashada oo dib u dhistay Iskuulkii Farsamada Gacanta  Maxamuud Axmed Cali ee degmada Kaaraan
    February 8, 2026
    Howlgal lagu dilay xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
    February 8, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah ku tegay Dalka Masar
    February 8, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: 81 qof oo ku dhimatay rabshado ka dhacay Addis Ababa kadib dilkii Fanaan caan ka ahaa dalkaas
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Siyaasadda > 81 qof oo ku dhimatay rabshado ka dhacay Addis Ababa kadib dilkii Fanaan caan ka ahaa dalkaas
SiyaasaddaWararka

81 qof oo ku dhimatay rabshado ka dhacay Addis Ababa kadib dilkii Fanaan caan ka ahaa dalkaas

By Aadan Sooyaal
Last updated: July 2, 2020
1 Min Read
Share

Addis Ababa(SONNA)-Uga yaraan 81 qof ayaa ku dhintay rabshada labadii beri ee la soo dhaafay ka dhacay magaalada caasimada u ah Itoobiya ee Addis Ababa kadib caro ka dhalatay dilka fanaan caan ahaa oo ka soo jeeday Qowmiyada Oromada oo ah tan uga tirada dalkaas.

Fanaanka  oo lagu magacaabi jiray Hachalu Hundessa ayaa heesihiisa dhanka siyaasada waxa ay cod siiyeen Oromada, waxaana la dilay habeenkii Isniinta ee todobaadkan.

Mudaharaadyo rabshado wata ayaa ka qarxay magaalada Addis Ababa iyo gobalka Oromiya ee u dhaw caasimada ahna xudunta dadka Oromada oo muda dheer ka caban jiray sida xun ee ay ula dhaqmi jireen maamuladii hore, iyada oo dadka dalkaasi uu yahay 100 milyan.

“Inta la oghay 81 ruux ayaa la dilay oo 3 kamida ay yihiin xubno Police-ka gaarka ah ee Oromiya”, Taliyaha Police-ka Oromiya, Ararsa Merdasa ayaa war Telefishanka laga sii daayey ku sheegay.

Shalay oo Arbaco ahayd ayaa waxa ay  rabshadaha uga xumaa ka dhaceen magaalada uu ka soo jeedo fanaanka ee la yiraahdo Ambo oo ku taala galbeedka magaalada caasimada Itoobiya ee Addis Ababa sida ay ku soo warameyso wakaaladda Wararka ee AFP.

#SONNA

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweynaha JFS oo dhiggiisa Masar kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweyn heer sare ah loogu…

February 8, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay qalab loo adeegsado qaraxyada

Boosaaso.(SONNA)...Hawlgal gaar ah oo ay ciidamada difaaca Puntland ee loo yaqaano PSF ay ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso ayaa waxay…

Wararka
May 14, 2020

Taliyaha Xoogga dalka oo digniin culus u diray dadka Isticmaala Astaamaha iyo Tuutaha Ciidanka

Muqdisho(SONNA)--Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo Shir Jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay soo badanayeen…

WararkaWargayska
July 13, 2020

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS oo ku baaqay in labada Gole ka qayb qaataan dagaalka lagula jiro khawaarijta

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sareee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay…

GudahaWararka
August 23, 2023

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo furay Tababbar ku saabsan midaynta Fariimaha Dowladda

Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillaahi Xayir Ducaale ayaa maanta Muqdisho uga furay…

GudahaWararka
August 26, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023