Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    โ€œKoonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyaddaโ€œ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka isgaarsiinta oo la kulmay sii hayaha safiirka China ee Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka isgaarsiinta oo la kulmay sii hayaha safiirka China ee Soomaaliya
GudahaWararka

Wasiirka isgaarsiinta oo la kulmay sii hayaha safiirka China ee Soomaaliya

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 7, 2024
1 Min Read
Share

๐— ๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ผ-(SONNA)-Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS ๐—ซ๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—นl๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ (๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ) ayaa kulan la qaatay ku simahaย  Safiirka Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya Mr. Chen Wendi.

Kulankan ayaa ku saabsanaa xoojinta xiriirka saaxiibtinimo ee ka dhaxeeya labada dal iyo Iskaashiga dhinaca horumarinta Teknolojiyada iyo Isgaarsiinta.

Sii hayaha Safiirka Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya Chen Wendi ayaa soo dhoweeyay Wasiirka, waxa uuna ka mahadceliyey booqashada uu ku soo gaaray Safaaradda, isagoo ammaanay dedaalka uu gelinaayo horumarinta Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Soomaaliya oo ah halka ugu dhow ee adduunyadu ay kula tartami karaan.

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ๐—ซ๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ ayaa ugu Mahadceliyey Dowladda Shiinaha garab istaagga iyo taageerada ay siiso Shacabka Soomaaliyeed.

“๐™ˆ๐™–๐™–๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™ฌ๐™–๐™ญ๐™–๐™– ๐™—๐™ค๐™ค๐™ฆ๐™–๐™จ๐™๐™ค ๐™ ๐™ช ๐™ฉ๐™–๐™œ๐™–๐™ฎ ๐™Ž๐™–๐™›๐™–๐™–๐™ง๐™–๐™™๐™– ๐™Ž๐™๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™–๐™๐™– ๐™š๐™š ๐™Ž๐™ค๐™ค๐™ข๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฎ๐™–, ๐™ฌ๐™–๐™ญ๐™–๐™–๐™ฃ๐™– ๐™ ๐™– ๐™ฌ๐™–๐™™๐™– ๐™๐™–๐™™๐™–๐™ก๐™ฃ๐™–๐™ฎ ๐™จ๐™ž๐™™๐™ž๐™ž ๐™ก๐™ค๐™ค ๐™ญ๐™ค๐™ค๐™Ÿ๐™ž๐™ฃ ๐™ก๐™–๐™๐™–๐™– ๐™„๐™จ๐™ ๐™–๐™–๐™จ๐™๐™ž๐™œ๐™– ๐™ƒ๐™ค๐™ง๐™ช๐™ข๐™–๐™ง๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™„๐™จ๐™œ๐™–๐™–๐™ง๐™จ๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™๐™š๐™ ๐™ฃ๐™ค๐™ก๐™ค๐™Ÿ๐™ž๐™ฎ๐™–๐™™๐™– ๐™ข๐™–๐™–๐™™๐™–๐™–๐™ข๐™– ๐˜ฟ๐™ค๐™ฌ๐™ก๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™Ž๐™๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™–๐™๐™– ๐™–๐™ฎ ๐™ ๐™– ๐™ข๐™ž๐™™๐™ฉ๐™–๐™๐™–๐™ฎ ๐™ฌ๐™–๐™™๐™–๐™ข๐™–๐™™๐™– ๐™ช๐™œ๐™ช ๐™๐™ค๐™ง๐™ง๐™š๐™š๐™ฎ๐™ค ๐™š๐™š ๐™๐™ค๐™ง๐™ข๐™–๐™ง๐™ ๐™– ๐™ ๐™– ๐™œ๐™–๐™–๐™ง๐™–๐™ฎ ๐™๐™š๐™ ๐™ฃ๐™ค๐™ก๐™ค๐™Ÿ๐™ž๐™ฎ๐™–๐™™๐™–

๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ง๐—ฒ๐—ธ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ayaa wada qorshe ballaaran oo dib loogu habeynayo hannaanka ay u shaqeyso Wasaaradda iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka Wasaaradda ay la leedahay dhammaan Wadamada iyo hey’adaha Caalamiga ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo booqday deegaanada Xaradheere ee laga xoreeyay khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi ayaa goobihihii laga xoreeyay khawaarijta ee aagga Xarardheere kula hadlay…

Gudaha
January 27, 2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY HAY’ADDA SOCDAALKA IYO JINSIYADAHA

Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta dhexe ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, si…

GudahaWararka
October 25, 2025

Shirka hannaanka wada shaqaynta tiirarka qorshaynta isbeddelka Qaranka oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa muqdisho ka furay shirka hannaanka wada…

GudahaWararka
May 20, 2025

Fatahaad: Xaalado beniโ€™aaddannimo oo laga soo sheegayo Afgooye, Qoryooleey iyo Awdheegle

Afgooye (SONNA) - Wasiirka Gargaarka iyo Mareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay saameeynta fatahaadda uu webiga Shabeelle…

Wararka
December 13, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023