Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Fatahaad: Xaalado beni’aaddannimo oo laga soo sheegayo Afgooye, Qoryooleey iyo Awdheegle
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Fatahaad: Xaalado beni’aaddannimo oo laga soo sheegayo Afgooye, Qoryooleey iyo Awdheegle
Wararka

Fatahaad: Xaalado beni’aaddannimo oo laga soo sheegayo Afgooye, Qoryooleey iyo Awdheegle

By Sonna Whiteka
Last updated: December 13, 2019
2 Min Read
Share

Afgooye (SONNA) – Wasiirka Gargaarka iyo Mareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay saameeynta fatahaadda uu webiga Shabeelle ku yeeshay dadka degan Degmada Afgooye iyo degmooyin kale oo ka tirsan Gobolka.

Wasiirka Gargaarka Koofur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in xaalado adag oo xagga nolosha ah ay ka jirto degmooyinkii uu ku fatahay webiga shabeelle.

“Guddiga Arrimaha fatahaadda ayaa ka walwalsan xaaladda ka jirta Degmada Afgooye, afar xaafadood oo magaalada ka mid ah ayay saameysay oo xaalado adag ka jirta, fatahaaddu waxay kaloo saameysay degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose, ha ahaadeen Qoryooleey iyo Awdheegle oo xaalado beni’aadanimo ay ka jirto”ayuu yiri  Wasiir Caruush.

Mudane Cabdinaasir ayaa sheegay in ay kulamo gaar gaar ah la yeesheen hay’adaha samafalka si gurmad beni’aadannimo oo deg deg ah la gaarsiiyo dadka uu saameeyay fatahaadda webiga Shabeelle, waxaana uu dowladda Federaalka ka codsaday inay gacan ka geysato

“Baahiyaha gaar ah ee hadda taagan ayaa ah in dadkan ay helaan cuntooyin, mara kaneeco iyo teendhooyin maamaada ay ka soo barakaceen guryahooda oo aysan heysan hooy iyo meel ay gabaad kaga dhigtaan qabowga dhaxanta iyo roobka, waxaana rajeynayaa in dadkan ay gurmad deg deg ah heli doonaan.” Ayuu yiri Wasiirka Gargaarka ee Koonfur Galbeed.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Somalia iyo Norway oo  si wadajir ah u daah-furay Wajiga labaad ee Mashruuca Xasilinta iyo adeegyadda bulshadda oo laga fulinayo dalka “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ku-xiggeenka Safiirka Norway ee Soomaaliya, Ergeyga gaarka ah ee Dawladda Norway u…

Wararka
November 7, 2019

Xildhibaan Xuseen Iidow “Waxaan xoogga saari doonnaa in dalku yeesho dastuur ay dadka Soomaaliyeed heshiis ku yihiin”

Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Xuseen Iidow, ayaa sheegay in Guddiga…

GudahaWararka
January 26, 2023

Madaxweyne Farmajo oo kulan la leh qaar kamid ah xisbiyada siyaasadeed ee KMG ah ee dalka

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa haatan kulan kula qaadanaya xarunta madaxtooyada Qaranka Villa Soomaaliya qaar kamid ah Xisbiyada…

Wararka
November 23, 2019

Shirka istiraatijiyadda Qaran ee Hay’adda SoDMA oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Muqdisho,(SONNA):- Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirkii heerka qaran oo loogaga tashanayay sidii loo yagleeli lahaa istiraatijiyadda qaran…

GudahaWararka
August 23, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023