Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ ๐š๐ซ ๐ ๐š๐š๐ซka ๐๐ž๐  ๐๐ž๐ ๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐…๐จ๐ซ๐ฅ๐š๐ง๐ข๐ง๐ข ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ ๐๐ก๐ข๐ ๐ž๐ฒ
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ ๐š๐ซ ๐ ๐š๐š๐ซka ๐๐ž๐  ๐๐ž๐ ๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐…๐จ๐ซ๐ฅ๐š๐ง๐ข๐ง๐ข ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ ๐๐ก๐ข๐ ๐ž๐ฒ
GudahaWararka

๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ ๐š๐ซ ๐ ๐š๐š๐ซka ๐๐ž๐  ๐๐ž๐ ๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐…๐จ๐ซ๐ฅ๐š๐ง๐ข๐ง๐ข ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ ๐๐ก๐ข๐ ๐ž๐ฒ

By Dahir Aadan Cali
Last updated: April 20, 2025
2 Min Read
Share

Muqdusho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa maanta dhagax dhigey dhismaha qeybta Emergency-ga ee Isbitaalka Forlanini/Lansareti ee magaalada Muqdisho.

Munaasabadda dhagaxdhigga waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryama Maxamed Xuseen, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Raaxo Janaqow, agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Guuleed Cabdijaliil, madax ka socotey Hey’adaha UN-ka sida UNOPS, WHO iyo hey’ado kale oo ka shaqeeya arrimaha Caafimaadka.

Dhismaha qeybta gargaarka deg dega ah ee Isbitaalka Forlanini ayaa imanaya xilli Soomaaliya ay ku jirto soo kabasho dhanka adeegyada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshad oo ay Wasaaradda Caafimaadka u dhaba xaareysa dhameystirka Barnaamijka kordhinta adeegyada Caafimaadka iyo xarumahooda si bulshada u hesho adeeg baaxad leh.

Dhismaha qeybtan ayaa ah mid muhiim u ah kor u qaadida howlaha Isbitaalku u qabto Bulshada Soomaaliyeed iyo xal u hellidda kiisaska deg dega ah ee ka dhaca guud ahaan dalka, gaar ahaanna Magaalada Muqdisho iyo deegaanada ku xeeran oo ay ku nool yihiin Muwaadiniinta ugu badan ee ku nool hal Magaalo.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa ugu dambeyn sheegey in ay muhiim tahay ka qeyb qaadashada horumarinta Caafimaadka dalkeena, sidoo kale xoojinta Mashaariicda wax tarkanu leh bulsho waynta Soomaaliyeed ee ay naga garabsiiyaan saaxiibada Caalamiga ah ee taageera Caafimaadka Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay shiqsiyaad Soomali ah iyo Shirkado

Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Mareykanka u qaabilsan koontaroolka hantida shisheeye ย ee Waaxda lacagta ayaa xayiraad ku soo rogay ย 26 qof oo lagu eedeeyay…

Gudaha
May 25, 2023

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFSย oo kormeeray dhismaha Xarunta Wasaaradda oo dhawaan la baneeyay

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna…

GudahaWararka
August 12, 2024

Sirta uu bixiyey Ajanabigii Al-shabaab ka baxay Zubair Al-Muhajir

Muqdisho.(SONNA)... Waxa uu ka mid ahaaย  ajnabiga argagixisada Al-Shabaab oo uu muddo ka tirsanaa, fariin cod ah oo uu soo…

MaqaalladaWararka
January 21, 2020

Wasiirka amniga gudaha oo qaabilay Danjiraha Shiinaha

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha…

GudahaWararka
April 20, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023