Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hayโ€™adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemasaarka Madaxweynaha Uganda
    May 12, 2026
    Agaasimaha SONNA oo shir caalami ah uga qaybgalaya Masar
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    โ€œKoonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyaddaโ€œ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐จ๐จ s๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ h๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐จ๐จ s๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ h๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก
GudahaWararka

๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐จ๐จ s๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ h๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 21, 2025
1 Min Read
Share

Geneva-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa magaalada Geneva kaga qaybgalay munaasabad looga hadlayay dardargelinta ciribtirka cudurrada faafa ee la dayacay iyada oo loo marayo iskaashi xuduud-dhaaf ah oo dhinac socotay Shirweynaha 78aad ee Golaha Caafimaadka Adduunka.

Munaasabaddan oo diiradda lagu saarayay xoojinta dadaallada waddamada ee la dagaallanka cudurrada faafa ee dayacay (NTDs), ayaa sidoo kale lagu adkeeyey muhiimadda iskaashiga xuduudaha ka gudba ee gobolka.

Intii lagu guda jiray, Wasiirka Caafimaadka ayaa si rasmi ah ula saxiixday dhiggiisa dalalka geeska afrika Heshiis Is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo dadaallada wadajirka ah ee lagu ciribtirayo cudurka Visceral Leishmaniasis (VL) โ€“ oo ka mid ah cudurrada halista ah ee si weyn u saameeya bulshooyinka nugul.

Soomaaliya waxay mudnaan gaar ah siineysaa ka hortagga iyo ciribtirka cudurrada faafa ee aan helin daryeel ku filan, iyadoo ka goโ€™an tahay hirgelinta adeeg caafimaad oo loo siman yahay, si bulshada Soomaaliyeed u hesho nolol caafimaad qabta oo waarta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo qadka fogaan aragga uga qeyb galay Shirka Wasiirada Dalxiiska ee dowladaha Carabtaย “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)- Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliyaย  mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka qeyb galay shir…

Wararka
June 17, 2020

Ololaha Haweenka Soomaaliyeed ee Garanwaaga Gurigaaga ka soo saar oo maalintii shanaad ka socda Muqdisho

Muqdisho(SONNA):-Hoggaanka haweenka Soomaaliyed oo ay hor kacayso Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS ,Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa muqdisho…

GudahaWararka
March 5, 2023

Daadad xoog leh oo ku dhuftay degmada Berdaale ee Gobolka Bay+ Sawirro

Baydhabo-(SONNA)- Daadad ka dhashay roobab lixaad leh oo ka daโ€™ay degmada Berdaale ee gobolka Baay ayaa sababay burbur hantiyeed oo…

Wararka
October 26, 2019

Xildhibaanno ย ka tirsan labada gole ee Barlamaanka Soomaaliya oo gaaray Gaalkacyo

Muqdisho (SONNA)- Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ay wehlinayaan Xildhibaan Ubax Tahliil, Xildhibaan Cabdikariin ฤถhaliif Dhalac, odayaal iyo waxgarad…

Wararka
March 26, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023