Ciidamada Xoogg Dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalladan oo ahaa kuwo…

CAALAMKA

Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo

Muqdisho,(SONNA):- Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta martigeliyey kulan deg-deg ah oo looga hadlay xaaladda amniga…

Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu hawlgallo dagaal oo waaweyn uu ku qaaday  Iiraan ,iyadoo Israa'iil ay…

Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan

Ankara(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Türkiye, Hakan Fidan, ayaa Jimcihii khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalalka Pakistan, Afghanistan, Qatar iyo Sacuudi…

Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Türkiye (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad ah (MoU)…

GANACSIGA

WARAR DHEERAD AH

Ciidamada Xoogg Dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab,…

MADAXWEYNAHA JFS DANJIRE SALAAD CALI JEELLE U MAGACAABAY LATALIYAHA SARE EE MADAXWEYNAHA

Muqdisho(SONNA);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo mudnaan gaar ah siinaya xoojinta howlaha…

Kulan looga hadlayay Amniga Doorashooyinka oo lagu qabtay Baydhabo

MUQDISHO(SONNA):-Guddoomiye Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Mudane Saadiq Abshir Garaad, oo…

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo guddoomay Shahaadada Musharaxnimada

Muqdisho,(SONNA):- Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mid ah musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha Dowlad…