Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hay’adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemasaarka Madaxweynaha Uganda
    May 12, 2026
    Agaasimaha SONNA oo shir caalami ah uga qaybgalaya Masar
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Xuska munaasabadda 1-da Luulyo oo caawa ka socoto Muqdisho iyo Gobollada dalka “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xuska munaasabadda 1-da Luulyo oo caawa ka socoto Muqdisho iyo Gobollada dalka “SAWIRRO”
GudahaWararka

Xuska munaasabadda 1-da Luulyo oo caawa ka socoto Muqdisho iyo Gobollada dalka “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 30, 2021
3 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Munaasabado lagu weyneynayo xuska 1-da Luulyo oo ku beeagn 61- guuradii ka soo wareegtay markii Gobollada Koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga 1-da Luulyo sanadkii 1960-kii iyo israacii gobollada Waqooyi iyo Koonfur ayaa ka socoto Muqdisho iyo Gobollada kale ee dalka.

Suxufiinta Warbaahinta Qaranka oo ku kala sugan goobaha ay ka dheceyso xafladaha ayaa ku soo waramaya in goobaha ay munaasabadda iminka ka socoto ay ka midtahy fagaaraha daljirka Dahsoon ee Degmada Boondheere oo ay soo buux dhaafiyeen dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir, kuwaasi oo sita calanka Soomaaliya.

           

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa ka socoto xafladda 1-da Luulyo, halkaasi oo ay ku suganyihiin madax ka tirsan Dowlad goboleedka Galmudug, Maamulka Gobolka, kan degmada Gaalkacyo iyo qeybaha bulshada ee magaalada ku dhaqan, waxaana xafladda soo buux dhaafiyay dadweyne sita calanka Soomaaliya iyo halka kuwa kalena ay wajiyada ku xardheen calanka, taasi oo muujineysa sida ay bulshada ugu weyntahay xuska todobaadka xoriyadda.

            

Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa iyana ka socoto munaasabad tan la mid ah oo ay ka qeyb galayaan Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed), Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Mudane Siraaji Sheekh Isxaaq, xuno kale oo ka tirsan labada gole ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo dadweyne aad u fara badan, kuwaasi oo u taagan weyneynta maalinta qiimaha badan leh ee 1-da Luulyo.

      

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, isla markaana ah xarunta KMG ah ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka socoto munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo uu ka qeybgalay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen), mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka, fanaaniin, saraakiil ciidan iyo dadweyne aad u fara badan, waxaana madasha ka hadli doono mas’uuliyiin kala duwanm, kuwaasi oo ka sheekeynaya taariikhda iyo halgankii loo soo maray xornimada dalka.

Guud ahaan waxaa si aad ah loo adkeeyay amniga goobaha ay ka socdaan xafladaha lagu weyneynayo xuska 1-da Luulyo oo ah markii Gobollada Koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii Gobollada Koonfur iyo Waqooyi.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dab geystay khasaare hantiyadeed oo ka kacay xaafad ka tirsan Muqdisho

Muqdisho.(SONNA)..Dab ayaa maanta qabsaday guri ku yaalla dhabarka dambe ee dhismaha aqalka  Hooyooyinka ee degmada Xamarweyne,ka dib markii ay ku…

Wararka
November 1, 2020

Abaar ba’an oo ka taagan degaanka Qaradhi ee gobolka Galgaduud +Sawirro

Dhuusamareeb-(SONNA)-Dadka ku dhaqan degaanka Qaradhi ee gobolka Galgaduud ayaa kacabanaya abaar aad u daran oo sameysay dadka iyo duunyada, iyagoo…

GudahaWararka
January 27, 2022

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo ka qeyb galay Munaasabad hambalyo loogu dirayey Mayor Naadiya

Muqdisho(SONNNA):-Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo loogu hambalyaynayo guusha ay gaartay Naadiya…

GudahaWararka
November 20, 2023

Tallaabada 1-aad ee dib u hanashada xuquuqdii iga luntay (Faallo) 

Muqdisho (SONNA): Waxaan ahay Aabbe Soomaaliyeed, da’dayduna waa afartan iyo wax ka badan. Waligay ma codayn, anna la iima codayn.…

GudahaWararka
April 28, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023