Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Xuska Sanadguurada 96-aad ee Jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Xuska Sanadguurada 96-aad ee Jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
Wararka

Xuska Sanadguurada 96-aad ee Jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 30, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Munaasabad lagu xusayay 96 guuradii kasoo wareegatay markii la aas-aasay Jamhuuriyadda Turkiga ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Xuska oo gelinkii dambe ee Shalay ka dhacay xarunta Safaaradda Turkiga ee Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, Wasiirro, Xildhibaanno Madaxda Gobolka Banaadir, Madaxweynaha Hirshabeelle, Ururrada Bulshada iyo marti sharaf kale.

Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mehmat Yilmez, ayaa ugu horreyn u mahad celiyay mas,uuliyiinta ka qeyb gashay munaasabadda, isagoo madaxda Dowladda ku ammaanay dedaallada ay ugu jirto nabadda ku soo dabbaalidda Dalka.

isagoo ku hadlaya magaca madaxweynaha dalka turkiga munaasibada 96 guuradii ka soo wareegatay la aas aasay jamhuuriyada turkiga 29 oktoobar 1923Gudoomiyaha golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa sheegay in Shacabku aysan illaawi doonin gurmadkii uu ย Madaxweynaha Turkiga u sameeyay Soomaaliya, xilli ay Dalka ka jirtay abaar baโ€™an.

Mudane; Xaashi, ayaa xusay in madaxweyne , recep tayyip erdoฤŸan iyo Xaaskiisa ay ka degeen Garoonka Muqdisho, iyadoo ay Beesha Caalamkuna Indhaha ka laabatay Soomaaliya, kana aaminsanaayeen meel aan la tegi karin, isla markaana ay keeneen gargaarkii ugu horreeyay.Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa Dowladda iyo Shacabka Turkiga uu u jeedinayo hambalyo ku aaddan munaasabadda Sanad guuradii 96 ee kasoo wareegatay markii la aas aasay Jamhuuriyada Turkiga.

Madaxweynihii ugu horreeyay ee Jamhuuriyadda Dalka Turkiga , Mustafa Kamel Ataturk, ayaa 29-kii Oktoobar 1923-kii ku dhowaaqay in Maalintaasi loo aqoonsado Maalin Qaran, markii ay meesha ka baxday Boqortooyadii Cusmaaniyiinta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

R/wasaare Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka ee heer Federaal

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo howl-geliyey Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal ee Maamulka iyo Khilaafaadka ayaa…

Wararka
November 19, 2020

Safiirka Soomaaliya ee Turkiye oo boogaadiyay xiriirka cusub ee Soomaaliya & Kazakhstan ย 

Maamulka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Tรผrkiye waxa ay si diirran u soo dhowaynaysaa saxiixa heshiiska u dhexeeya Jamhuuriyadda…

Gudaha
August 28, 2025

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool

Muqdisho(SONNA);-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa safar shaqo oo qayb ka ah dadaallada lagu dardargelinayo…

GudahaWararka
July 28, 2025

Wasiirka Maaliyadda XFS oo guddoomiyey Shir looga hadlayey Horumarka Maaliyadda dalka.

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada XFS mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle Ayaa maanta Guddoomiyey shir looga hadlayay Arrimaha horumarka Maaliyadda Dalka, islamarkaana…

Wararka
March 10, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023