Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Xuska Maalinta Istaatistikada Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Xuska Maalinta Istaatistikada Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
Wararka

Xuska Maalinta Istaatistikada Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 18, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Qorsheynta Qaranka mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa ugu hambalyeeyay Madaxda iyo Shaqaalaha  Wasaaradaha Qorsheynta heer Federaal iyo heer dowlad goboleed Maalinta Istaatistikada Qaranka oo ku maanta beeggan.

Maalin Taarikhi u leh Bahda Xoggaha iyo Tirakoobka Qaranka oo 18 kii Juun 1970 markii ugu horeysey  oo  la Ansixsiyay Xeerka  Istaatiskada Soomaaliyeed  ayaa dib loo howl-galiyay xarunteeda.

50 sano kaddib ayaa maanta loo dabagaal daggayaa  maalinta weyn Qaran jabkii  kaddib, Munaasabd lagu xusyay  oo ay ka qeybgaleen  Madaxda Sare ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Mas’uulyiin ka tirsan Hay’adda Dowladda, kuwaasi oo uga qeybgalay Muuqal Araga Internet-ka iyo Xarunta dhaxe Wasaaradda haatan ay ku howlgasho.

10-kii sano ugu dambeeyay ayaa lagu guuleystay, dib u unkidda Agaasinka Istaatiskada Qaranka oo hoos timaado, Wasaaradda, Diyaarinta Xeerka Hay’adda oo ah mid rasmi ah oo dhameystiran wax walbo oo tiirar ah, sidoo  kale waxa ay ku guuleysteen sahamo iyo xog arruurin muhiim u ah dalkeena.

Agaasimaha Guud ee Istaatiskada Qaranka iyo xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka  oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka tilmaamay in ahmiyad weyn ugu fadhido maanta oo kale shaqaalaha Wasaaradda Qorsheynta.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in maanta hay’adda Istaatiska Qaranka ay meel wanagasan soo gaartay, loona baahan yahay sidii loo sii ambaqaadi lahaa dadaallka dhaxagalka u ah Ummadda Soomaaliyeed, isla markaana waxa uu hambalyo diirran u diray Shaqaalaha iyo Madaxda Wasaaradaha Qosheynta Qaranka iyo Ummadda Soomaaliyeed  maalinta Qiimaha badan ee loo asteeyay Maalinta tirikoobka Qaranka.

Xeerka Istaatiska oo muhiimad u lahaa dalka ayaa horseedi doona in la helo hay’ad madax banaan oo hoos tagto Wasaaradda Qorsheynta oo soo saarto, Xoggaha Dhaqaalaha, Isbadalka sicirka suuqyada Wadanka iyo Tirikoobka Dadka.

 

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maxkamadda Derajada Koowaad ee CXDS oo xukun dil ah ku ridday xubin ka tirsanaa Al-Shabaab

Gaalkacyo-(SONNA)-Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Shalay xukun dil ah ku ridday C/llaahi Cali Aaden oo…

Wararka
November 21, 2019

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo qalab ku wareejisay xarunta farsamada ee Xabsiga dhexe

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS, ayaa qalab koronto oo lagu tababarayo maxaabiista ku jirta jeelasha ku wareejisay xarunta…

GudahaWararka
September 15, 2024

Trump oo dhameystay socdaal uu ku tagay Sacuudi,Qadar iyo Imaaraadka

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump oo ku jira lugtii u dambeysay socdaal uu ku marayo Bariga Dhexe ayaa sheegay in…

Caalamka
May 16, 2025

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo gargaar gaarsiisay Baydhabo

Muqdisho (SONNA): Hay'adda maareynta musiibooyinka ee SoDMA ayaa maanta markale waxa ay shixnad gargaar ah u dirtay magaalada Baydhabo oo…

GudahaWararka
November 14, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023