Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hay’adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemasaarka Madaxweynaha Uganda
    May 12, 2026
    Agaasimaha SONNA oo shir caalami ah uga qaybgalaya Masar
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Xuska maalinta caalamiga ah ee naafada oo Muqdisho lagu qabtay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xuska maalinta caalamiga ah ee naafada oo Muqdisho lagu qabtay
GudahaWararka

Xuska maalinta caalamiga ah ee naafada oo Muqdisho lagu qabtay

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: December 3, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS mudane Maxamed Cusmaan Naastaro oo uu wehliyo Agaasimaha Guud Maxamed Bashir Cumar, ayaa maanta ka qeyb galay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Naafada.

​Xuskan ayaa waxaa kasoo qeyb galay wakiillo ka kala socda Dowlad Goboleedyada, saaxiibbada caalamka, hay’adaha Qaramada Midoobay, iyo Ururrada Dadka Naafada ah.

​Wasiiru Dowlaha oo hadal-jeedin sameeyay ayaa dib u xaqiijiyay sida ay Dowladda uga go’an tahay ilaalinta karaamada, xuquuqda, iyo ka qeybgalka dhameystiran ee dadka naafada ah ee dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada.

​Wuxuuna si adag u sheegay in “ka qeybgelinta dadka naafada ah aysan ahayn arrin samafal, balse ay tahay arrin la xiriirta xuquuq, caddaalad, iyo horumarka qaranka.”

​Mudane Nastaaro ayaa bogaadiyay Hay’adda Naafada Qaranka, wuxuuna qiray u doodista xooggan ee ay wadaan ururrada naafada iyo haldoorka bulshada ee sii wada dadaallada lagu gaarayo Soomaaliya loo dhan yahay.

​Wasaaradda ayaa iftiimisay shaqada socota ee lagu xoojinayo siyaasadaha, horumarinta isku-xirka, iyo xaqiijinta in arrimaha naafada si buuxda loogu daro qorshaha qaranka, adeegyada dowladda, iyo barnaamijyada horumarinta iyo gargaarka.

​Isagoo xusay caqabadaha weli taagan gaar ahaan helitaanka waxbarashada, caafimaadka, nolol-maalmeedka, qalabka caawimaadda, iyo ilaalinta ayuu Wasiiru Dowluhu ugu baaqay dhammaan dhinacyada ay khuseyso inay cusbooneysiiyaan ballanqaadkooda ku aaddan sare u qaadista adeegyada la heli karo, ballaarinta fursadaha, la dagaallanka takoorka, iyo xoojinta nidaamyada ilaalinta.

Ka qeybgalintu waa waajib qaran. Soomaaliya waxay horay u soconeysaa marka dadka naafada ah si buuxda loo awood-siiyo inay ka qeyb qaataan oo ay horumaraan waa hal ku dhigga Wasaaradda ee lagu soo bandhigay Munaasabado badan oo sanadkan ay Wasaaradda Qoyska iyo Hay’adda Naafada Qaranku ku qabteen meello badan oo magaalada Muqdisho.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Duqeyn lala beegsaday dhagar-qabayaasha Alshabaab

MUQDISHO (SONNA)- Dagaal iyo duqayn dhanka cirka ayaa ka socota saldhig kale oo kooxda argagixisada Shabaab ay ku lahaayeen aagga…

GudahaWararka
August 1, 2021

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib ugu fasaxay 15-xildhibaan oo horay looga joojiyay ka qeyb galka fadhiyada golaha

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa dib ugu fasaxay 15-Xildhibaan oo…

GudahaWararka
February 23, 2025

Wakiilada Israel oo Masar kala hadlaya kordhinta xabbad-joojinta Gaza

Waklillo ka socda Israel ayaa u ambabaxay Magaalada Qaahira ee Daka Masar si loo kordhiyo heshiiska xabbad joojinta Gaza ee…

Caalamka
February 17, 2025

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 ka 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐥𝐚𝐛𝐚 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐡𝐨𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐌𝐅 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐠𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚

Muqdisho(SONNA):-𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐈𝐌𝐅: Shirka koowaad oo ay shir guddoominaysay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF 𝐊𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚𝐥𝐢𝐧𝐚 𝐆𝐞𝐨𝐫𝐠𝐢𝐞𝐯𝐚 ayaa waxaa…

GudahaWararka
October 23, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023