Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Xuska maalinta caalamiga ah ee naafada oo Muqdisho lagu qabtay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xuska maalinta caalamiga ah ee naafada oo Muqdisho lagu qabtay
GudahaWararka

Xuska maalinta caalamiga ah ee naafada oo Muqdisho lagu qabtay

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: December 3, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS mudane Maxamed Cusmaan Naastaro oo uu wehliyo Agaasimaha Guud Maxamed Bashir Cumar, ayaa maanta ka qeyb galay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Naafada.

โ€‹Xuskan ayaa waxaa kasoo qeyb galay wakiillo ka kala socda Dowlad Goboleedyada, saaxiibbada caalamka, hayโ€™adaha Qaramada Midoobay, iyo Ururrada Dadka Naafada ah.

โ€‹Wasiiru Dowlaha oo hadal-jeedin sameeyay ayaa dib u xaqiijiyay sida ay Dowladda uga go’an tahay ilaalinta karaamada, xuquuqda, iyo ka qeybgalka dhameystiran ee dadka naafada ah ee dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada.

โ€‹Wuxuuna si adag u sheegay in “ka qeybgelinta dadka naafada ah aysan ahayn arrin samafal, balse ay tahay arrin la xiriirta xuquuq, caddaalad, iyo horumarka qaranka.”

โ€‹Mudane Nastaaro ayaa bogaadiyay Hayโ€™adda Naafada Qaranka, wuxuuna qiray u doodista xooggan ee ay wadaan ururrada naafada iyo haldoorka bulshada ee sii wada dadaallada lagu gaarayo Soomaaliya loo dhan yahay.

โ€‹Wasaaradda ayaa iftiimisay shaqada socota ee lagu xoojinayo siyaasadaha, horumarinta isku-xirka, iyo xaqiijinta in arrimaha naafada si buuxda loogu daro qorshaha qaranka, adeegyada dowladda, iyo barnaamijyada horumarinta iyo gargaarka.

โ€‹Isagoo xusay caqabadaha weli taagan gaar ahaan helitaanka waxbarashada, caafimaadka, nolol-maalmeedka, qalabka caawimaadda, iyo ilaalinta ayuu Wasiiru Dowluhu ugu baaqay dhammaan dhinacyada ay khuseyso inay cusbooneysiiyaan ballanqaadkooda ku aaddan sare u qaadista adeegyada la heli karo, ballaarinta fursadaha, la dagaallanka takoorka, iyo xoojinta nidaamyada ilaalinta.

Ka qeybgalintu waa waajib qaran. Soomaaliya waxay horay u soconeysaa marka dadka naafada ah si buuxda loo awood-siiyo inay ka qeyb qaataan oo ay horumaraan waa hal ku dhigga Wasaaradda ee lagu soo bandhigay Munaasabado badan oo sanadkan ay Wasaaradda Qoyska iyo Hayโ€™adda Naafada Qaranku ku qabteen meello badan oo magaalada Muqdisho.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Hey’adda SoDMA oo qaabilay madaxa heyโ€™adda UNHCR ee Sooomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee Hayโ€™adda SoDMA ku qaabilay Madaxa hayโ€™adda…

GudahaWararka
May 12, 2024

Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed

Awdheegle-(SONNA)-Asad Shariif Abuukar, oo ka tirsanaa Al-shabab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan degmada Awdheegle ee…

GudahaWararkaWargayska
August 12, 2021

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo furay Shirka Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya oo…

GudahaWararka
November 11, 2023

Wasiir Daa’uud Aweys” Ethiopia waxaa ay gashay qalad weyn oo taageero u noqon kara amaba dhiirri galinaya Argagixisada”.

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in xadgudubka Itoobiya ee badda Soomaaliya…

GudahaWararka
February 18, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023