Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
    Taliyaha Booliiska oo shirguddoomiyey shirka hoggaanada Booliiska
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Xuseen Axmed Colaad” Qoriga waxaan u qaatay si aan Khawaarijta uga aarguto”,(Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xuseen Axmed Colaad” Qoriga waxaan u qaatay si aan Khawaarijta uga aarguto”,(Warbixin)
GudahaMaqaalladaWararka

Xuseen Axmed Colaad” Qoriga waxaan u qaatay si aan Khawaarijta uga aarguto”,(Warbixin)

By Dahir Aadan Cali
Last updated: February 26, 2023
4 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Hagardaamada iyo ficillada guracan ee kooxda Khawaarijta Al-shabaab ma joojin howlgallada ka dhanka ahย  ee lagu dabar-jarayo, kuwaas oo hadda si dardar leh uga socda deegaannada fara ku tiriska ah ee ay weli kusii dhuumaalaysanayaan.

Xuseen Axmed Colaad waxa uu qoriga u qaatay ka dhiidhinta dhibaatooyin loo geystay qoyskiisa oo kooxaha argagixisada ah ay ka dhaceen dhammaan xoolihii ay lahaayeen.

โ€œ Waxay ii geysteen dhiibaato badan, xoolihii adeerkey wey dhaceen, bil kasta waxaa laga qaadaa baad iyo waxyaabo aan macquul ahayn, waxaana maanta qoriga u soo qaatay inaan ka dhiciyo waalidkey iyo awoowahay xoolihii laga qaatay inaan kasoo dhacsado Al-shabaab, anigoo u dagaalamaya ciidamada deegaanka, halkan waxaan ka soo jeedinayaa, anigoo ku hadlaya Afka Macaawisleyda in la iska dhiciyo nimankan waxaan xabad ahayn malahan,โ€.

Ganeey Colow wuxuu Lixaadkiisa ku waayay dagaal uu la galay kooxda Khwaarijta welina waa uu sii baacsanayaa, sidoo kale, halgamaa Ganeey wuxuu qeyb ka ahaa saraakiishii hoggaamineysay duulaankiiย  lagu xorreeyay degmada Ceeldheere iyo deegaanno hoos yimaado sida Masagawaa.

Warbaahinta qaranka ayaa ku booqatay difaacyada hore ee Masagawaa, wuxuuna sheegay inuusan marnaba joojin doonin dagaalka ka dhanka ah Kooxda argagixisada ah ilaa laga xorreeyo dalka oo dhan.

โ€œ Meel ay ka taliyaan Al-shabaab, sheydaamintaas Khawaarijta ah iyo cid ay u taliyaanย  iyo cid ay baad ka qaadaan ma jiri doonaan inshallah inta ay naf nagu jirto, aniga dhaawacooda ayaan qabaa, cabsi-doodana ima hayso cawana kuma seexan maalina kuma seexan, haddana kuma joogo, waxaan leeyahay marka walaalayaalow walaal ma tihiinee waraabaa tihiin ummaddan loo soo dirayee, meeshii aad ka timadeen aada, dalkan iyo dadkan dadkii lahaa waa ay kaceen, madaxweynihii wuu ku dhiirageliyay dalkan in laga xorreeyo Khawaarij,โ€.

Sidoo kale, wuxuu sheegay in goโ€™aankii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa in la ciribtiro Khawaariijta uu ku daray ficil , taasina ay sabab u noqotay in la wiiqo awoodii kooxda oo goobihii laga saaray dhammaantood ka dhigtay meel asaagood ka haray oo ay ka muuqdaan burbur iyo baabaโ€™.

โ€œ Waxaan Allaah (SWT) uga mahadcelineynaa gaar ahaan madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuudย  ficilka iyo qowlka oo uu iswaafujiyay, madaxdii ka horeysay waxay dhihi jirtay waa lala dagaallaa Al-shabaab, waxay ka ahayd Af, laakiin isaga wuxuu ku daray Ficil,โ€.

Dhanka kale, Ganeey wuxuu wacad ku maray in ay sanadkan ku soo afjari doonaan Kooxaha Khawaarijta ee ku sugan bariga gobolka Galguduud iyo guud ahaan dalka.

โ€œ Bilaha soo socda sanadkan, bilaha ugu horeeya, waxaana rajeynayaa in meel ay ka taliyaan iy cid ay u taliyaan iyo cid ay baad ka qaataan Al-shabaab in aysan dhici doonin, inta ay naf nagu jirto, Illaahayna waxaan ka rajeyneynaa mar walba nasriga iyo guusha inuu na siiyo, waana nasiinayaa waana helaynaa, maxaa yeelay waxaan ku taagannahay xaqa,โ€ ayuu yiri Ganeey.

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka waxay sabab u noqdeen in cagta la mariyo saldhigyadii ugu waa weynaa ee Kooxda Khawaarijta ay ku lahayd gobollada Shabeellaha Dhexe, Galgaduud, Mudug, iyo qeybo badan oo ka mid ah Shabeellaha Hoose.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Warbixin : Maxaa kala socotaa tirada ceelasha biyaha ee Khawaarijta burburisay ee la dayactiray?

Muqdisho (SONNA) Khawaarijta Al-shabaab afartii bilood ee la soo dhaafay waxaa ay la kulmeen khasaare xooggan oo soo gaaray Maleeshiyaadkooda,…

GudahaWararka
December 17, 2022

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA

Muqdisho(SONNA);-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Hay'adda UNFPA…

Wararka
July 17, 2023

Hayโ€™adda duulista oo war ka soo saartay shilkii maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-War-saxaafadeed ka soobaxay hayโ€™adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa looga hadlay shilka diyaaraddii maanta ee garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee…

GudahaWararka
July 11, 2023

Soomaaliya iyo UNDP oo ka wadahadlay istiraatiijiyadaha qaran ee horumarka hey’adaha dowladda

Muqdisho(SONNA);- Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa maanta oo talaado ah ku qaabilay…

GudahaWararka
February 18, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023