Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Xulka Ivory Coast oo Ku Guuleysatay Koobka Qaramada Afrika
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Xulka Ivory Coast oo Ku Guuleysatay Koobka Qaramada Afrika
Ciyaaraha

Xulka Ivory Coast oo Ku Guuleysatay Koobka Qaramada Afrika

By Abdulkadir
Last updated: February 12, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Xulka kubadda cagta ee qaranka Ivory Coast ayaa ku guuleystay Koobka Qaramada Afrika kadib markii finalka kaga adkaadeen 2-1 dhiggooda Nigeria, waxaana guushooda go’aamiyey gool uu waqti dambe u dhaliyey Sebastien Haller.

Ivory Coast oo lagu qabtay tartankan ayaa ku guuleystay Koobka, waxaana labada gool ee Ivory Coast ay yimaaddeen qaybta labaad ee ciyaarta, waliba xili ay ku dhowdahay dhamaadka ciyaarta ayay hogaanka u qabteen dhiggooda Nigeria.

Haller oo kasoo bogsaday xanuunka Kansarka, ayaa goolka ku leexiyey kubbad uu Simon Adingra ka keenay dhinaca iyadoo sagaal daqiiqadood ka hadhsan yihiin waqtiga dhamaadka.

Magaalada Abidjan ee caasimadda waddanka Ivory Coast ayaa ayay dabbaal-degyo is-qabsadeen, waxaana halkaas ka socda isu soo bax lagu wayneynayo guusha wayn ee xulkooda gaaray xalay.

Ciyaaryanka William Troost-Ekong oo goolka kali ah u dhaliyey Nigeria qaybta hore ayaa la arkayay isagoo murugo la fadhiistay garoonka dhaxdiisa.

Xulkan Galbeedka Afrika ayaa laba jeer oo hore kusoo guuleystay Koobka Qaramada Afrika sannadihii 1992kii iyo 2015kii, waxaanay noqdeen dalkii ugu horreeyey ee martigeliye ah ee ku guuleystay tantanka tan iyo sannadkii 2006, waqtigaas oo Masar ay martigeliye ahayd, kuna guuleysatay koobka.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xiriirka Kubadda Cagta oo u xushay garsoor Kaafi Xasan Shiine in uu dhex dhexaadiyo Ciyaarta adag ee galabta

Muqdisho(SONNA):-Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa u xushay in garsooraha heerka caalamiga ah ee Kaafi Xasan Shiine uu dhex dhexaadiyo…

Ciyaaraha
January 29, 2024

Xulkeenna Soomaaliya oo kulankiisa furintaanka tartanka Cecafa Senior Challenge maanta wajahaya Jabuuti

Lugogo(SONNA)-Xulkeena qaranka Soomaaliya ayaa maanta dheeli doona kulankiisa ugu horreeya ee tartanka Cecafa Senior Challange Cup, isagoo wajahay xulka Jabuuti.…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Wafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka dhallinyarada Koonfur Galbeed oo lagu soo dhaweeyay Xudur “SAWIRRO”

Xudur (SONNA) - Wafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta…

CiyaarahaWararka
February 15, 2020

Marocco iyo Guinea  oo guulo ka gaaray tartanka kubadda cagta ee qaaradda Africa

Muqdisho(SONNA):-Marocco iyo Guinea  oo guulo ka gaaray tartanka kubadda acagta ee qaaradda Afrika.Xulka qaranka ee Morocco ayaa caawa guul ka…

CiyaarahaWararka
January 10, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023