Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Xoraynta Aadan yabaal waxay halbeeg u tahay guusha laga gaaray dagaalka lagula jiro khawaariijta. (Warbixin).
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xoraynta Aadan yabaal waxay halbeeg u tahay guusha laga gaaray dagaalka lagula jiro khawaariijta. (Warbixin).
GudahaMaqaalladaWararka

Xoraynta Aadan yabaal waxay halbeeg u tahay guusha laga gaaray dagaalka lagula jiro khawaariijta. (Warbixin).

By Bile
Last updated: December 14, 2022
5 Min Read
Share

MUQDISHO-(SONNA)-Dhawaan waxaa deegaannada Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ka bilowday safaro ay gobolada iyo degmooyinka maamulkaas isaga kala gooshayaan madaxda Dowladda Federaalka oo uu ugu horeeyo madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka soomaliya, Ra’iisul wasaraaha Xukuummadda Federaalka iyo madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Madaxda ayaa waxay safaradooda kaga soo kala baxeen Magaalooyinka Muqdisho, Beledweyne iyo Jowhar, kuwaasi oo safar dhulka ah ku soo maray deegaanno badan  oo dib looga xoreeyay Malaashiyaadka Kooxda Khawaarijta, iyagoo bar kulankoodu ahaa Degmada Aaden Yabaal oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Dhexe, ahna Xaruntii ugu weynad ee kooxda khawaarijta u ahayd Saldhiga gobolka Shabeellaha dhexe iyadoo madaxdu halkaas shirar ku wada qaateen xilliyo kala duwan tan iyo markii guusha laga gaaray Kooxdii caburinta iyo baadda ku haysay Deeganada laga xoreeyey Khawaariijta. masuuliyiinta safarka dhulka soo maray keliya kuma koobna inta aan xagga sare kusoo xusnay balse waxa iyagu a dhankooda safaro ku tegay Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Taliyaha Xoogga Dalka, Guddoomiyaasha Gobolada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan.

Taariikhda degmadda aadan yabaal:

Hadaan soo qaadanno  taariikhda Degmada Aaden yabaal oo kooban:- Aadan Yabaal waa degmo ka tirsan degmooyin gobolka Sh. Dhexe, waxayna ka mid tahay degmooyinka qadiimiga ah ee ku yaala shabeellada dhexe, degmadaani waxay leedahay taariikh dheer oo soo jireen ah,  waxaa ku yaalla ceel ciid oo ka mid ah ceelashii ay ajuuraankii qodeen, balse duugoobay oo ciid uun laga saaray, Magaaladaan waxaa ka mid aheyd dhulalkii boqortooyadii Reer Yacquub ee xukumayay gobollada Shabeellooyinka, Hiiraan, Galguduud iyo Mudug, waxayna Magaalada Jowhar u jirtaa 90-km.

Degmadani waxaa lagu xasuustaa hal heysyo badan, waxaana ka soo qaadan karnaa AADEN YABAAL U SOO AROOR, ABAALNA KUUMA ERGANEE, waxaa kaloo ka mid ah waa la Aaden Yabaaleey, taasoo loola jeedo waa la musuqmaasuqay, waxa xusid mudan Degamaddani waa Xarun ganacsi oo isku xirta Gobolada dalka.

Safaradda madaxda iyo muhiimadda ay leeyihiin:

Safarka Madaxda ayaa ujeedkoodu ahaa in la muujiyo isku furaanta Deegaanaddii kala xirnaa, oo ay go’doomiyeen Kooxdii Arxanka darrad ee Khaawaarijta, la iskuna wareystay halka looga sii jiheysan lahaa, waxaa kaloo ka mid ah muhiimadda safarka in la dhiirigaliyo Ciidamada Qalabka Sida iyo kuwa Deegaanka ee xaq ku dirirka ah iyo in shacabka loogu bishaareeyo inay u timid Dowladdoodii, lana soo gaarsiin doono adeegyada aasaasiga u ah nolosha, maadaama aysan hadda ka jirin adeegayo ku filan, iyadoo Madaxweyne Xasan sheekh amray in deg deg loo hawl geliyo ceelashii biyaha oo khawaarijtu kala baxday bambooyinkii biyaha lagaga cabi jiray iyadoo dhammaan dib loo hawlgeliyey Ceelashii biyaha laga cabi jiray.

Degmada Aaden Yabaal ayaa noqon doonta xaruunta bar-kulanka ee looga sii dhaqaaqo Gobolada kale sida Galguduud iyo Mudug, waxaana Ciidamada Qalabka Sida iyo kuwa xoreynta Deegaanada ay dhawaan la wareegeen Deegaanno kale oo hoos yimaada Degmada Aaden Yabaal, waxaana ka mid ah Deegaanka Alkhawthar, waxaana dhawaan dib lagula wareegi doonaa Degmada Ruun-nirgood, taaso oo ka dhiman Degmooyinka Gobolka Shabeellada Dhexe.

Dhinaca kale waxaa la filaa in Adeegyada asaasiga u ah noolaha laga hirgalin doono Deegaanada laga  xoreeyay kooxda Khawaarijta, sidaasi awgeed ayuu Raiisul-wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre tilmaamay in xukuumaddiisu ku dadaaleyso in dalka laga xoreeyo Khawaarijta, lana sugo amniga, si dalka oo dhan ay uga billaabato nolol bulsho oo wanaagsan, wuxuuna ballan qaaday in xukuumaddu ay deegaannada cadawga laga xoreeyo geyn doonto adeegyada aasaasiga ah ee shacabku dowladda uga baahan yihiin kuwaas oo ay ugu horreeyaan adeeg caafimaad, saldhig Booliiska, Waxbarasho, habeynta Ceelasha Biyaha.

Safarka maanta ee Ra’iisul wasaaraha:

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda federaalka Soomaliya iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray Degmadda Aadan yabaal iyadoo halkaas ay kusoo dhoweeyeen Dadweynaha degmadda,masuuliyiinta gobolka Shabeellaha dhexe iyo masuuliyiinta dowlad goboleedka Hirshabeelle,Ra’iisul wasaaraha ayaa inta uu joogo wuxuu kulamo kala duwan la qaadan doonaa qaybaha bulshadda ee kala duwan isagoo si gaar ah ugu kuur geli doona xaaladda nololeed ee dadweynaha.

SONNA Editorial.

TAGGED:Xoraynta Aadan yabaal waxay halbeeg u tahay guusha laga gaaray dagaalka lagula jiro khawaariijta. (Warbixin).
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliyaha Ciidanka dhulka Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Nigeria

Kigali(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid), ayaa kulan muhiim ah kula…

GudahaWararka
October 25, 2025

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo warbixin looga dhageystay Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliska Xoogga Dalka 

Muqdisho, Maajo 25, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Wadatashiga Qaranka…

GudahaWararka
May 25, 2023

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidamada Danab

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa tababar usoo xiray Cutubyo ka…

GudahaWararka
August 3, 2023

Wasiirka Batroolka XFS oo ka hadlay marxaladihii kala duwan uu soo maray qorshaha sahminta shidaalka

Muqdisho, (SONNA): Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Cabdirasaaq Cumar Maxamed, ayaa maanta ka warbixiyay marxaladaha kala duwan ee uu soo…

GudahaWararka
October 25, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023