Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: XOG:Soomaaliya oo ka mid noqon karta 10-ka Dal ee ugu keydka Shidaalka badan Adduunka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > XOG:Soomaaliya oo ka mid noqon karta 10-ka Dal ee ugu keydka Shidaalka badan Adduunka
DhaqankaGudahaMaqaallada

XOG:Soomaaliya oo ka mid noqon karta 10-ka Dal ee ugu keydka Shidaalka badan Adduunka

By Ruush Abdullahi
Last updated: November 20, 2024
6 Min Read
Share

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga dalka Turkiga Dr. Alparslan Baytaktar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu markaasi uga qeyb galo munaasabadda soo dhaweynta Markabla shidaalka sahminaya Oruc Reis, kaasi oo ku soo xirtay Dekedda Muqdisho, balse haatan sahmin ka wada 3 Xermo oo ku teedsan Xeebaha magaalooyinka Mareeg ilaa Hobyo ee Maamul Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in tani ay muujineyso walaaltinimada labada Dal iyo labada Shacbi. “Imaatinka Mudane Baytaktar iyo wufuudda kale ee dalka soo gaaray ayaa caddeyn u ah loo daahfurka marxalad cusub oo horumar ku soo kordhinaya xiriirka iskaashiga dhaqaale ee labada dal” ayuu yiri Wasiirka Batroolka iyo Keyraadka Dabiiciga ee XFS Cabdirisaaq Cumar.

“Anigoo ku hadlaya magaca Umadda Soomaalyeed waxaan u mahadcelinayaa shacabka, Dowladda Turkiga iyo hoggaankeeda Mudane Rajab Dayib Ordogan oo markasta oo aad istiraahdid Soomaaliya waa laga sii jeestay dib u xasuusiya caalamka. Maanta mar kale ayaad qaadateen go’aan ku saabsan xoojinta horumarka, dhaqaalaha iyo awoodda Soomaaliya”, sidaasi waxaa yiri:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, “Soomaliya waa cusub ayaa u baryey Shidaalka dalkeena ku jiro ayaan la soo baxeena”, ayuu sii raaciyay.

Haddaba Warar hordhac ah ayaa laga helayaa sahanka baariseed ee laga bilaabay Soomaaliya, taasi ee uu bilaabay Markabka laga leeyaha dalka Turkiye, islamarkaana ay wehlinayaan maraakiib kale oo isugu jira kuwa caawinaya isaga iyo kuwa ay saara yihiin ciidamada badda ee Turkiye oo u ah ilaalo gaar ah, bal aan eegno warbixin dhawaan la helay, sida uu ku waramayo Wargeys laga leeyahay dalka aannu Walaalaha nahay ee Turkiye, kaasi oo lagu magacaaboTurkish Century ayaa Boggiisa lagu shaaciyay in sahminta hordhaca ah ee uu sameeyay Markabka Oruc Reis inay Soonaaliya ay qarka u saran tahay inay noqoto dalkii ugu dambeeyey ee ku soo biira dalalka Tamarta iyo Shidaalka Adduunka.

Warbixinta ayaa sheegaysa in sahmintan oo socota wax ka yar bil, sidoo kalena laba Xirmo (block) kaliya oo la fiiriyay lagu ogaaday in keyd  Gaaska dabiiciga ah u ceegaago goobaha kala ah Xirmooyinka ama  block-yada 152 iyo 153, waxaana la qiyaasayaa inay Soomaaliya dhawaan ka mid noqon doonto 10ka dal ee ugu keydka badan Shidaalka iyo Gaaska Caalamka, taasi oo u ah  bishaaro weyn haddii bil ka yar intaasi oo keyd ah lagu ogaaday, waxaana la filaaya in baarista iyo sahminta sii socoto ilaa bisha May 2025-ka, si loo sii ogaado Kheraadka uu Eebbe ku maneystay Dhulka iyo Badda Soomaaliya.

Wargeysa Turkish Century ee ka soo baxa dalka Turkiga ee walaalaha aan nahay ayaa qoray warbixin hordhac ah oo ku saabsan arimaha sahminta shidaalka Soomaaliya, waxa uuna yiri:- “Soomaaliya waxay u muuqataa inay noqon doonto meesha laga bilaabo is-bahaysiga cusub ee Tamarta Adduunka, ka dib markii Markabka sahaminta ee loo yaqaano seismic survey oo ah kii waday baarista gunta hoose ee dhulka ee  Markabka Turkida OrucReis  uu sameeyay baaritaanno hordhac ah oo ku saabsan dhulka hoostiisa ee badda dhacda Deegaanka Mareeg ee Degmada Ceeldheer ee Goboka Galguduud ee Baloogyada 152 iyo 153 oo ay Shati ka haysato TPAO, kuwaasi oo la sheegay inay muujinayaan keyd aad u weyn oo Gaaska dabiiciga ah iyo Shidaalka Ceyriin”, waxuuna Wargeysku isticmaalay ereyga ‘MASSIVE’ oo ah ‘aad u weyn ama aad u badan’ islamarkaana uu Far waaweyn ku qoray, taasi oo ula jeedo in xaddi badan oo shidaal ah ku jiro badda gunteeda hoose.

Inkastoo baaritaanku socdo ilaa iyo hadda waxaa la  ogaaday ‘waa in uu jiro keyd Gaas dabiici ah oo aad u faro badan, haddii baaristaasi lagu baahiyo Aagga dhaqaalaha gaarka ah ee Soomaaliya (EEZ), waxaa la rumeysan yahay in aan faqri dambe laga soo sheegi doonin Soomaaliya, “Haddii uu keydkaan ku sii fido inta kale ee Aagga dhaqaale ee gaarka ah ee badda Soomaaliya (EEZ), waxa ay dalka Walaalaha ah ee Geeska Afrika ee Soomaaliya ka dhigi kartaa mid ka mid ah tobanka dal ee ugu kaydka badan shidaalka iyo Gaaska Aduunka”, sidaasina waxaa qoray  Wargeysa Turkish Century ee ka soo baxa dalka Turkiga.

Markabka Turkida OrucReis  ayaa 24-kii saacba macluumaadka la wadaaga Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Xukuumadda Soomaaliya, waxaana la filaayaa in maalmaha soo socda ay Dadweynaha Soomaaliyeed la wadaagi doonaa wararka sahan baariseedka shidaalka Soomaalida ee hordhaca ah, iyagoo aad u faahfaahin doona ilaa iyo hadda waxa ka soo baxay sahankaasi, iyadoo la filaayo in uu Markabku u sii gudbi doono magaalo xeebeedka Hobyo oo iyana lag filaayo in laga helo mid kaa ka sii baaxad iyo mug weyn kii laga helay Magaalada Xebeedka Mareeg.

By. C/laahi Ruush

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada New York

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud…

GudahaWararka
December 11, 2023

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo furay shir looga hadlayo arrimaha garsoorka

Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta Muqdisho ka furay shir soconaya muddo laba cisho…

GudahaWararka
March 5, 2023

Agaasimaha cusub Maaliyadda ee Wasaaradda Caafimaadka oo xilka la wareegay

Mqudisho-(SONNA)-Munaasabad uu xilka kula wareegayey Agaasimaha cusub ee maamulka iyo maaliyadda ee wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Muqdisho Wasiirka…

GudahaWararka
January 26, 2022

Shir looga hadlayo amniga Soomaaliya oo lagu qabtay Yugaandha

Kampala-(SONNA)-Dalalka Ciidamadu ka joogaan dalkeennna ayaa kulan ay kaga arrinsanayeen dagaalka lagula jiro Khawaarijta iyo sidii looga xoreynayo gayiga Soomaaliyeed…

GudahaWararka
April 25, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023