Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday xarunta Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka
    October 30, 2025
    Wasiirka Beeraha oo magacaabay guddi dabagal ku sameeya halka laga keeno cuntooyinka tayadoodu liidato
    October 30, 2025
    Jabuuti oo looga dabbaaldegay 25-guuradii ka soo wareegatay shirkii Carta
    October 30, 2025
    Kulan looga hadlayay sugidda amniga xudduudaha dalka oo lagu qabtay Muqdisho
    October 30, 2025
    Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Beijing
    October 30, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
    Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
    October 14, 2025
    Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliya
    October 12, 2025
    Wax ka ogoow Taariikhda Farsamo yaqaankii ugu horreeyay ee Raadiyo Muqdisho (SAWIRRO)
    September 24, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Beijing
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Beijing
GudahaWararka

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Beijing

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 30, 2025
1 Min Read
Share

Beijing-China-(SONNA)-Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle (Jaabiri) oo howlo shaqo u jooga Jamhuuriyadda dadka ee Shiinaha ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi, waxaana halkaasi kusoo dhoweysay Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha Marwo Hodan Cismaan Cabdi iyo howlwadeennada Safaaradda.

Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka ayaa ku ammaanay Danjire Hodan, Diblomaasiyiiinta iyo Howlwadeennada safaaradda shaqada ay Qaranka u haayaan, taas oo ka turjumeysa magaca, sharafta iyo himillada Qaranka Soomaaliyeed iyo dadaalka joogtada ah ee ay ku dhisayaan, kuna xoojinayaan xiriirka istaraatiijiga ah ee Soomaaliya iyo Shiinaha.

Xoghaye Jaabiri ayaa howlwadeenadda safaaradda ku dhiirrigeliyay in ay sii wadaan hannaanka firfircoon ee ay kaga shaqeynayaan soo jiidashada maalgashi, iskaashiga dhinacyada kala duwan leh iyo kor u qaadidda sumcadda Qarankeenna.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday xarunta Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka

Muqdisho-(SONNA)-Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan…

October 30, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ambiyo Cali Maxamuud “Ninkaygii ayay dileen,2-wiil oo aan dhalayna waa ay iga afduubteen Khawaarijta”

Muqdisho.(SONNA), Ambiyo Cali Maxamuud, waxay dhibane u tahay Khawaarijtu gabalkooda dhacay ee Al-shabaab,waxay ka mid ahayd dadka ku nool deegaanka…

GudahaWararka
December 5, 2023

Faah faahino laga helayo Khasaaraha ka dhashay dabkii xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha

Muqdisho.(SONNA):- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Khasaaraha ka dhashay dab xooggan oo xalay fiidkii ka kacay Suuqa Bakaaraha…

GudahaWararka
January 22, 2023

Golaha Shacabka oo kalsoonida kala laabtay xukuumadda Ra’iisul wasaare Kheyre

Muqdisho-(SONNA)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo goor dhow soo xiray kulankii Maanta ee Baarlamaanka ayaa sheegay…

WararkaWargayska
July 25, 2020

Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda DanQaran oo farxadda munaasabadda Ciidul fitriga la qaatay shacabka Muqdisho

Muqdisho.(SONNA): Qaar kamid ah Wasiirada Xukuumadda DanQaran ayaa Farxadda Ciidul Fitriga la wadaagay Shacabka Degmada Daarusalaam ee Mogadishu. Wasiirka Wasaaradda…

GudahaWararka
March 30, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023