Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay sanadkii 12 aad ee uu u shaqeynayo bulshada
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Xog: Soo saarista Shidaalka Soomaliya (WARBIXIN)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xog: Soo saarista Shidaalka Soomaliya (WARBIXIN)
GudahaMaqaallada

Xog: Soo saarista Shidaalka Soomaliya (WARBIXIN)

By Ruush Abdullahi
Last updated: August 28, 2024
8 Min Read
Share

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay ciidamada ka socda wadanka Turkiye oo la filayo inay soo gaaraan Xeebaha Soomaaliya, waxaana arrintaasi ka hadlay La taliya Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliuya Xuseen Sheekh Cali, wuxuuna sheegay in ciidamada ka socda dowlada Turkiga ee imaanaya Soomaaliya ay qeyb ka yihiin heshiiskii difaac ay Soomaaliya iyo Turkiga ay wada gaareen.

La taliyuhu isagoo sharaxaya shaqada cidamadaasi ayaa xusay in ciidamadaasi ay noqon doonaan kuwa ka socda Turkiye, โ€˜si ay u tababaraan Ciidamada Badda ee Soomaliya oo u taagan difaaca Xeebaha Soomaaliyaโ€™, waxa uuna intaasi ku daray in labada dowladoodba ay dadaal ugu jiraan dhaqan-galintaasi heshiiskaasi, dibna laga soo sheegi doono goobaha ay ka howlgali doonaan ciidamada Badda ee Dalka Turkiye.

Dhinaca kale Wakaaladda Wararka Turkiye Anadol ayaa daabacday warbixin ay cinwaan uga dhigtay โ€˜Turkiga oo saxiixay heshiis soo saarista shidaalka Soomaaliyaโ€™, waxayna u soo direysaa Markab ka qeybqaadanaya baarista shidaalka ka buuxa Xeebaha Soomaalaiya, ayna ilaalin doonaan Maraakiib dagaal. Turkiga oo Soomaaliya u soo diraya Markab Shidaal iyo Gaas ka baara Xeebaha Soomaaliya, waxaana la soo warinayaa in Turkiga uu Xeebaha Soomaaliya u soo diri doona dabayaaqada sanadkan markab sahmin doona Shidaal iyo Gaas, Qorshahaan ayaa qeyb ka ah heshiis iskaashi oo ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, sida ay sheegtay Wasaaradda Tamarta ee dalkaTurkiga dhawaan.

โ€œWaxaan u soo diri doonnaa markabka Oruc Reis dhammaadka Sebtembar, ama horraanta Oktoobar Soomaaliya, wuxuu halkaas ka sameyn doonaa daraasad weyn oo seismic ah, oo socon karta bilo,โ€ ayuu yiri wasiirka tamarta ee Turkiga Alparslan Bayraktar. Markabkaan ayaa baari doonnaa Seddex Baloog, iyadoo Labo ka mid ah seddexdaasi baloog (Xirmo), ayaa 50 kiiloomitir u jira xeebaha Soomaaliya, Bayraktar ayaa intaasi ku daray in midka kalena uu u jiro ilaa 100 km.

โ€œWaxaan u maleyneynaa in Soomaaliya ay leedahay kheyraad badan oo shidaal iyo gaaska dabiiciga ah ee xeebaha, waxaan saxiixnay heshiis dhinaca badda ah oo saddex baloog ah, Turkiga wuxuu yeelan doonaa xuquuq gaar ah oo raadinta iyo soo saarista marka aan ka helno shidaalka meelahaas,โ€ ayuu yiri Bayraktar.

Bishii Maarso, Turkiga ayaa Soomaaliya la saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka saliidda iyo gaaska dabiiciga ah, Wasaaradda Tamarta ee Turkiga ayaa sheegtay in ay sii xoojineyso xiriirka labada dal, ka dib markii ay heshiis dhanka difaaca ah ku heshiiyeen; Madaxweynaha Dalka Turkiye Recep Tayyip Erdogan ayaa u gudbiyay Baarlamaanka Turkiga qaraarka Ciidamo Turki ah loogu soo diraya xeebaha dalka Soomaaliya, si ay u ilaaliyaan, isagoo baarlamaan dalkiisa ka codsaday in ay meel-mariyaan arrintaasi. Labada dal ayaa bishii February 2024 kala saxiixday heshiiska difaaca badda oo 10 sano qaadanaya, kaasoo yimid bil kadib markii Itoobiya is-afgaradka la gashay Maamulka Somaliland.

Maraakiib dagaal oo ka socda Turkiga ayaa ku soo wajahan biyaha Soomaaliya oo ka ilaalin doonaan cadowga ku soo xadgudba xeebaha, kalluumaysiga sharci-daradda, sunta lagu soo shubo iyo wixii la mid ah. Sida uu qabo heshiiska iskaashiga difaaca badda iyo dhaqaalaha, Turkiga ayaa Ciidamo badeed u dhisaya dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale, Turkiga waxaa la filayaa in September dhammaadkeeda ama bilowga October inuu Markab kale oo shidaal baaraya u soo dirto xeebaha dalka Soomaaliya oo saddex balook oo badda dhexdeeda ah loo malaynayaa in Gaas iyo Saliid ay dhex ceegaagaan, waxaana Shirkad dowladda Turkiga leedahay oo TPAO la yiraa loo xilsaarey baarista iyo soo saarka shidaalka Soomaaliya, iyadoo taasiย muujineyso sida Turkiga uga goโ€™an tahay inuu Soomaaliya kaalmo waaweyn ka qaato siiba dhinacyada dhaqaale kabis, dhisid ciidan oo cudud xooggan leh iyo abuurid ilo dhaqaale oo cusub, waxaana xusid mudan in Turkiga shirkado laga leeyahay ay haatanba maamulaan Garoonka diyaaradaha Adan Cadde iyo Dekadda oo ah illaha dhaqaalaha ugu weyn dalka, iyadoo dhanka militeriga, dowladda Turkiga ay tababarto Ciidamo booliska iyo militeriga ka tirsan iyo kuwa cirka, taasoo qeyb uga qaadanyso dib u dhiska Ciidanka qaranka oo lagu wado inay Masโ€™uuliyadda amniga kala wareegaan ATMIS marka la gaaro bisha December 2024-ka.

Dhinaca kale Wakaaladda Wararka Turkiye Anadol ayaa daabacday kal hore warbixin ay cinwaan uga dhigtay โ€˜Turkiga oo saxiixay heshiis soo saarista shidaalka Soomaaliyaโ€™, waxayna u soo direysaa Markab ka qeybqaadanaya baarista shidaalka ka buuxa Xeebaha Soomaalaiya, islamarkaana ilaalin doonaan Maraakiib dagaal oo ay leedahay dowladda Turkiye.

โ€œSoomaaliya waa cajiib, waxay leeyhiin Xeebta ugu dheer Afrika, waana Xeebta ugu dheer ee dhinca Biyaha kulul, taasi oo aanan wali Gaas laga qodin, waana Badda kulul ee ka sii dheer midda waqooyiga Ingiriiska, Jarmalka, Faransiiska iyo Biljamkaโ€, sidaasina waxaa sheegay Khabiir dhinaca Saliidda ah oo u dhashay Wadanka Ingiriiska. Halkaasi waxaa ka cad in Biyaha kululi ay yihiin calaamad weyn oo ku tuseysa in laga helaayo Badda Soomaaliya Gaas cadaddiisu aad u fara badan tahay.

Wasiirka Batroolka iyo Macdnta ee Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa wareysi uu siiyey kal hore BBC-da ku sheegay in Soomaaliya ay dabayaaqada sanadkaan la soo saari doono shidaalkii ugu horreeyay ee laga qodo gudaha Soomaaliya, kaasi oo la filayo in uu noqdo maaddada ceeriinka ah, kadibna loo diri doono tijaabo baaritaan, iyadoo ay dhawaan khubaro ka socota Heyโ€™adda Batroolka Soomaaliya ay booqdeen deegaanno ka tirsan Galmudug, gaar ahaan degmada Hobyo, halkaas oo ay maamulka iyo dadka deegaanka kala hadleen saameynta dhinaca deegaanka ee ay yeelan karto shidaal soo saaristu, wuxuuna Waraysiga uu BBC da siiyay Wasiirka Batroolka ayuu ku faahfaahiyey qorshaha shidaal soo saaridda iyo sida ay isugu xigaan howlaha lagu soo saarayo shidalka ceeriin.

Haddaba dowladda Soomaaliya ayaa rajeynaysa in shidaal qodista la bilaabo horraanta sanadka 2025-ka, sida uu sheegay ย Dr Cabdirsaaq Cumar Maxamed Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta dowladda Federalka Soomaaliya, iyadoo Dowladda FS ayaa tallaabooyin is xig-xiga u qaaday in laga faaโ€™iideysto khayraadka Shidaalka, waxaana ay heshiis arrinkaas ku saabsan la gashay dowladda Turkiga.

Dr Cabdirsaaq Cumar Maxamed Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta dowladda FS ayaa sheegay in bisha September ee soo socota uu dalka imaan doono Markab laga leeyahay dalka Turkiga, kaasi oo sameynaya sahankii u dambeeyey ee meelaha ku haboon in laga qodo Ceelasha Shidaalka eek u keydsan Xeebaha Soomaaliya. Wasiirka ayaa xusay in horraanta sanadka 2025-ta la filayo in la bilaabo qodista rasmiha ah ee shidaalka, taasi oo noqoneysa tallaabo wax ku ool ah oo looga faaโ€™iideysanayo khayraadka dabiiciga ah ee dalka, waxaa kaloo uu tlmaamay in Soomaaliya ay xubin ka noqonayso hayโ€™adda caalamiha ah ee tamarta laga dhaliyo Nukliyeerka, (IAEA), taasi oo faaโ€™iido weyn u soo kordhinaysa Soomaaliya.

By. Clahi Ruush

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay sanadkii 12 aad ee uu u shaqeynayo bulshada

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Askar ka tirsan xoogga dalka oo tabar loogu soo xiray xerada Jeneral Dhagabadan eeย  Muqdisho

Muqdisho (SONNA): Waxaa maanta tababar ku saabsan fulinta howlgalada gaarka gaar ah loogu soo xiray xerada General Dhegabadan ee magaalada…

GudahaWararka
January 13, 2025

Wasiirka Waxbarashada oo Qaahira uga qeyb galay shirka 14-aad ee Ururka Dowladdaha Islaamka

Wasiirka Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare XFS Mudane, Cabdullaahi Abuukar Xaaji iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Qaahiro kaga qeybgalay…

GudahaWararka
December 9, 2021

Xormeynta Madaxdii hore ee Dalka waa arrin loo baahan yahay (MAQAAL)

Waa maxay ixtiraam? Ergeyga ixtiraamย wuxuu ka yimid ereyga Laatiinka "ixtiraamโ€ macneheedu waa feejignaan, tixgelin, ama tixgelin, waxaa lagu qeexi karaa…

GudahaMaqaallada
March 9, 2023

Wasiirka Amniga guddaha XFS oo shirguddoomiyey shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Amniga Gudaha XFS Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood Shirka…

GudahaWararka
January 14, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023