Muqdisho.(SONNA):- Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya dhismaha hayโadaha madaxa bannaan ee aan miisaaniyadda lahayn.
Kulanka oo uu shirgudooominaya guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe), ayaa sidoo kale, waxaa looga hadlayaaย hindise-sharciyeedyada kala ah maalgashiga iyo shaqada Soomaaliyeed.