Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Xiddigaha Suarez iyo Benzema oo sugi la’a kulanka soo aaddan ee El Clásico, si ay u gaaraan Rikoorro muhiim ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Xiddigaha Suarez iyo Benzema oo sugi la’a kulanka soo aaddan ee El Clásico, si ay u gaaraan Rikoorro muhiim ah
CaalamkaCiyaaraha

Xiddigaha Suarez iyo Benzema oo sugi la’a kulanka soo aaddan ee El Clásico, si ay u gaaraan Rikoorro muhiim ah

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 16, 2019
2 Min Read
Share

Spain (SONNA)-Xiddig kasta wuxuu doonayaa inuu guul gaaro si magaciisa loogu xardho taariikhda kubadda cagta, maxaasa ka fiican in guushaas aad  ku gaarto kulanka ugu xiisaha iyo xamaasada badan abid adduunka heer kooxeed ee El Clásico.

Inta lagu guda jiro kulanka adag soo socda ee ku dhex mari doono kooxaha Barcelona iyo Real Madrid 26-ka bishan Oktoobar horyaalka La Liga ee dalka Spain, waxaa jira in kabadan hal ciyaartooy ee labada koox ah oo doonaya inay horumariyaan, heerkooda gooldhalineen taariikhda kulamada El Clásico.

Haddaba waxaa warbixintan isbar-bardhig lagu sameeyay xaalada labada weeraryahan ugu muhiimsan kulanka El Clásico, Luis Suarez oo Barcelona ah iyo Karim Benzema oo Real Madrid ah.

Luis Suarez:

Image result for Suarez and Benzema

Weeraryahanka reer Uruguay ee Luis Suarez ayaa ku jira kaalinta sagaalaad ee gooldhalinta ugu sarreeya kulamada El Clásico isaga oo dhaliyay ilaa iyo haatan 11 gool.

Haddii Suarez uu hal gool dhaliyo kulanka soo aadan ee ka dhici doono garoonka Camp Nou, waxay ka dhignaan doontaa inuu soo bar-bareeyo rikoorrka gooldhalineed halyeeyga kooxda Real Madrid ee Carlos Santillana, kaasoo kaalinta 8-aad kaga jira liiska xiddigaha ugu gooldhalinta badan kulamada El Clásico, isaga oo dhaliyay 12 gool.

Shaki la’aan Suarez ayaa shuraxan inuu ku soo bilaabn doono kulanka soo aadan ee El Clásico haddii uu diyaar u noqdo, sidoo kale wuxuu u qalmaa inuu sare u qaado gooldhalintiisa xilli ciyaareedkan isagoo ilaa iyoaa haatan dhaliyay 6 gool.

Karim Benzema:

Image result for Suarez and Benzema

Weeraryahanka reer France ee Karim Benzema ayaa kaga jira kaalinta 13-aad liiska gooldhalinta kulamada El Clasico, wuxuuna ilaa iyo haatan ka dhaliyay 9 gool.

Haddii Benzema uu ku guuleysto inuu dhaliyo hal gool kulanka soo aadan ee El Clasico, wuxuu soo bar-bareyn doonaa rikoorrka gooldhalineed ee halyeeyada Josep Samitier oo Barcelona ah, sidoo kale Juan Gómez iyo Hugo Sánchez oo Real Madrid ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa isku diyaarinaya todobaadka soo socda inuu martigeliyo ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu si uu u…

Caalamka
July 4, 2025

Abiy Axmed oo soo dhisay golaha xukuumaddiisa cusub

Addis ababa-(SONNA)-Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa maanta magacaabay golohiisa cusub ee wasiirrada, iyada oo Baarlamaanka la horgeeyay ayna…

CaalamkaSiyaasaddaWararka
October 6, 2021

Khasaaraha ka dhashay dhulgariirkii Turkliga oo sii kordhaya

ANKARA-(SONNA)-Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhimatay 804 kalena waa ay ku dhaawacmeen dhul gariir xoogan oo cabirkiisu yahay 6.6…

CaalamkaWararka
October 31, 2020

1,514 Qof oo Maraykanka ugu dhimatay Corona virus 24 kii Saac ee ugu dambeeyay

USA-(SONNA)-Dowladda Mareykanka ayaa diiwaangelisay 1,514 dhimasho ah oo la xiriirta cudurka 'coronavirus' ah 24-kii Saac ee la soo dhaafay, sida…

CaalamkaWararka
April 13, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023