Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kaga qeyb galay Shirka labaad ee Madasha Wax-wadaagga Ruushka iyo Afrika
    December 19, 2025
    Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshadda iyo wacyigelinta gobolka Banaadir oo kormeeray ololaha nadaafada xeebta Liido
    December 19, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirada Kalluumaysiga iyo Dekedaha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Masโ€™uuliyiin Turki ah
    December 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Xiddigaha isugu soo haray abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bisha October kooxda Man United oo la shaaciyay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Xiddigaha isugu soo haray abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bisha October kooxda Man United oo la shaaciyay
CaalamkaCiyaaraha

Xiddigaha isugu soo haray abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bisha October kooxda Man United oo la shaaciyay

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 1, 2019
2 Min Read
Share

Manchester(SONNA)-Manchester United ayaa ku dhawaaqday saddexda xiddig ee ku tartamaysa abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bisha October ee kooxda, kuwaasoo kala ah Rashford, James & McTominay.
Marcus Rashford ayaa hoggaaminaya xiddigahan kaasoo afar kulan u dhaliyay lix kulan uu u ciyaaray bishan, waxaana goolashaas ka mid ahaa 2 gool uu ka dhaliyay Stamford Bridge, ka hor inta uusan maanta 22 sano jirsan.
Daniel James oo abaal-marintan ku guuleystay bishii August ayaa ka mid ah musharaxiinta, waxayna taasi ka dhigan tahay in saddex bilood xiriir ah uu ka soo muuqday xiddigaha ku tartameysa abaal-marintan, kaddib markii uu bandhig muuqda ku soo bandhigay kooxdiisa Man United, inkastoo 6 kulan uu saftay bishan uusan wax gool ah dhalinin.
Ku guuleystaha bishii la soo dhaafay ee September abaal-marintan ee Scott McTominay ayaa sidoo kale ka mid ah musharaxiinta iyadoo xiddigan ka soo baxay akaadeemiyada kooxda uu ku soo bilaawday 5 ka mid ah 6-dii kulan ee kooxdiisa ciyaartay bishan October, isagoo kulanka kale ka soo kacay kursiga keydka.
Scott McTominay oo shaqo fiican ka qabtay khadka dhaxe kooxda Manchester United bishan ayaa 6 kulan uu ciyaaray wuxuu u dhaliyay 1 gool, waxaana lagu abaal-marin karaa bandhigii uu ka sameeyay kulankii Norwich City ee Axadii hore, markaasoo uu dhaliyay goolkii 2000-aad ee ay Man United ka dhalisay taariikhda horyaalka Premier League, markaasoo ay noqotay kooxdii ugu horreysay ee sidaasi sameysa.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya

Muqdisho(SONNA):- shirka Isbahaysiga Baarlamaanka Bariga Afrika ee Amniga Cuntada iyo Nafaqada oo maalmihii lasoo dhaafay…

December 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Waa tee kooxda ka dheesha Premier League ee la xiriirtay Jose Mourinho si uu macallin ugu noqdo?

England(SONNA)-ย Kooxda kubadda cagta Tottenham ee ka dheesha horyaalka Premier League Ingiriiska ayaa la soo warinayaa inay la xiriirtay macallin Jose…

Ciyaaraha
October 16, 2019

Duqa Muqdisho oo kormeeray Xarunta Ololaha “Hooyo u Hiili Qarankaaga”

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray Ololaha "Hooyo u Hiili Qarankaaga" kaasi…

CaalamkaWararka
July 21, 2024

Carruur Soomaaliyeed oo wacdaro ka dhigay ciyaaraha Golfka ee lagu qabtay Dalka Mareykanka

USA-(SONNA)- Maxamed Cabdirashiid Ibraahim, Salma C/rashiid ย iyo Sihaam oo Walaalo ah ayaa wacdaro ka dhigay ย Ciyaarahaย  Golfka ee lagu qabtay…

CiyaarahaWararkaWargayska
August 31, 2020

Ruushka oo cambaareysay qorshaha cusub ee Israel ku qabsaneyso Gaza

Ku xigeenka Ergayga Ruushka ee Qaramada Midoobay Dmitry Polyanskiy ayaa cambaareeyay qorshaha Golaha wasiirada Israaโ€™iil ay ku saxiixeen in ay…

Caalamka
August 8, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023