Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Xeer ilaaliyaha Guud Suleymaan:-“waa in si hufan ay ugu adeegaan hay’addah garsoorka Bulshada”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xeer ilaaliyaha Guud Suleymaan:-“waa in si hufan ay ugu adeegaan hay’addah garsoorka Bulshada”
GudahaWararka

Xeer ilaaliyaha Guud Suleymaan:-“waa in si hufan ay ugu adeegaan hay’addah garsoorka Bulshada”

By shiine Shiine
Last updated: July 27, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):-Xeer ilaaliyaha guud Ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka qayb galayay dood looga hadlayay Baarista iyo Maxkamadeynta Dacwadaha la xiriirah Maandooriyaha ayaa sheegay in hayโ€™addah dowladda Ee Booliiska iyo Xeer ilaalinta ay u adeegaan Bulshada qaybahooda kala duwaan.

โ€œMasuuliyiinta qaybahooda kala duwaan Ee ka shaqaynaya Xafiisyada Hay’ddaha Booliiska iyo Xeer ilaalintaย  waa inay noqdaan dad bulshadu ay heli karto iyadoo aan cid kale loo soo marin si cabashooyinka loogu soo gudbiyo,waxaa muhiim ah in taliyaha qaybta ama hoggaanka u noqdo masuul la soo gaari karo oo laga heli karo xafiiskiisa waana mida kaliyah ee ay bulshada ay ugu ku kalsoonaan karan kana dhigi karta shaqada mid hufan,hadii ay dhacdo in si qaldan qof loo xiro oo u qofka cabasho ka yahay xarigii la xiray Ee sida qaldan loo soo xirayย  waxaan u sheegayna xafiiska xeer ilaaliyaha in u lee yahay Lambar gaaban oo lagala soo xiriir karo si qofkaas u tabashada u qabo u sooย  gudbiyo Xafiiska Xeer ilaaliyaha,waxaa jira guddi kormeerah saldhigayada oo xaafiiska xeer ilaalinta ka tirsan isaga ayaan xaqiijiyah dhacdooyinka inta badan run ahaanshiyahooda”.Xeer ilaaliyah guud Ee Qaranka ayaa sidaas yiri.

Halkaan Hoose ka daawo Muuqaalka Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka hadlayay arrimo la xariira Baarista iyo Maxkamadeynta Dacwadaha Maandooriyaha .

https://sonna.so/so/wp-content/uploads/2023/07/363756855_1963873077328550_7594813613832274636_n.mp4
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Culumada Soomaaliyeed oo ku baaqay inaan loo kala harin dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Al-shabaab

Muqdisho,(SONNA):- Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa lagu qabtay Shirka Culumada Soomaaliyeed ay isugu yimaadeen oo looga hadlay arrimaha…

GudahaWararka
December 29, 2022

Madaxweynaha Galmudug Oo La Kulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Madaxwyenaha Dawlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdiga uu hogaaminayey ayaa maanta aqalka madaxtooyada Jamhuuriyadda Djibouti…

Wararka
September 3, 2020

Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha XFS oo ka qeyb galay madasha iskaashiga dhaqaalaha iyo ganacsiga ee Turkiga iyo dalalka Afrika “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga ka qeyb-galay…

GudahaWararka
October 21, 2021

‘Xarunta Tubsan waa Habka La-dagaalanka Argagaxisada ee Bulshada oo dhan’ (WARBIXIN)

In ka badan 15 sano oo ay al-Shabaab la dagaalamayeen, hoggaamiyayaasha Soomaalidu waxay ogaadeen in aan looga adkaan karin kooxda…

GudahaMaqaallada
July 6, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023